Egn Bashiir

Egn Bashiir Hadaf ka yeelo noloshaan

16/01/2025

Calaamadaha iyo Fitnooyinka Qiyaamaha kasoo horeeya.

》Sheikh maxamed shakir Cali Xassan

Sii faafi

03/01/2025

Alle haunaxariistee waa macalin Xasan-Nuur Sheikh Cumar Rooble oo jooga siyaaradii Sheikh Cali Samatar 23 march 2018 kii maantay oo kale 3dii April 2020 ka
Ayuu kugeeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho.

Macalin Xassan-Nuur iyo Sheikh Cali Samatar Maanta Duco ayay Naga mudanyihiin Maadaama ay ahaayeen Dad si wanaagsan ugu Adeegay ilaahay Diinkiis Kana Ilaaliyey Bidcada Iwm.

Tanaad Media

02/01/2025

Jumca kariim Asxaabta Halkaan ku xiran Kusoo dhawaada Saliga Nabiga Scw.

Al-Maadix Maxamed Lafoole

Sii gudbi wll

30/12/2024

Alle Haunaxariisto Sheikh Axmed Barre Guure oo maantay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Shiikha waxa uu ahaa waacid Alle kacabsi iyo cibaado badan saahid iyo Dhal-Dhalaakeeda ka jeestay

Muuqaalkaan waa mar uu aad ula yaabay Wadaad Culimada ku been Abuurtay.

Tanaad Media

28/12/2024

التبرك بآثار الصالحين
Diintu maxay ka qabtaa Dadka wa wanaagasan in la barakaysto?
Sh muuse cadde AUN

25/12/2024

Culumada iyo mashaaikhda waawayn in labarakaysto Ma munkarbaa? Saxaabadu mabarakaysan jireen Rasuulka xiligiisa scw?

┇► Sheikh Muuse Cadde Aun

Sii Faafi

24/12/2024

Waa Maxay Dhalashada Nabi Ciise (CS) Oo Ay Gaaladu U Dabaal Dagayaan, Christmas-ka iyo Mowliidka Farqiga U Dhexeeya Muxuu Yahay?

Ka Dhageyso Tanaad Media
Waxaa soo jeedinaya Shiikh Maxamuud Ow Cabdulle Cariif Oo Khadka Talefanka Warbaahinta Ugu Warramay

Sii faafi

24/12/2024

Banaanbaxa Siyaaradii 65aad Ee Shiikh Xaaji Yuusuf Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeye

Sii share gareey

23/12/2024

Gurigiisa saxda ah ayaa la dhigay shalay sifiican ayaana dunida looga macsalaameeyay allow kitaabkiisa midigta kasii su aasha qabrigana u fududeey
Sheikh Muuse Cadde

21/12/2024

Qasiido cusub oo loogu duceynayo Alle ha u naxariistee sheekh Muuse cadde

رحمه الله رحمة واسعة رحمة الأبرار
Share gareey

Jadwal-ka Salaadda Janaasada Allaha U Naxariistee Shiikh Muuse Cadde Ee Maalinta Axadda Ah Ee Berri Lagu Qabanayo Masjid...
21/12/2024

Jadwal-ka Salaadda Janaasada Allaha U Naxariistee Shiikh Muuse Cadde Ee Maalinta Axadda Ah Ee Berri Lagu Qabanayo Masjidka Isbaheysiga Ee Muqdisho

Tanaad Media

20/12/2024

Shiiq Saciid Maadix"Muqtaar Roobow Haddii Aanan Wadanka Laga Qaban Ahlusunah Waljamaaca Waxay Tahay Waa La Yaqaan"

Address

Mogadishu

Telephone

+252613844606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Egn Bashiir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share