
19/07/2025
Waa yaab, dadka hadda ka ooyaya lacagta laga soo bixiye Cunha iyo Mbeumo iyagoo leh Uma qalmaan bala bala.. kuwaan aan idin soo wada way damiinsan yihiin miyaa?
Bal u fiirso wax mucjiso meeshaan yaala:
Elanga — 6 gool 11 caawin PL— £55m
João Pedro — 10 gool 6 caawin PL— £60m
Kudus — 5 gool 3 caawin PL— £60m
Madueke — 7 gool 3 Caawin PL— £52m
Labadaan hoose Uma qalmaan lacagta 😆 🤣
Mbeumo — 20 gool 7 caawin PL — £70m
Cunha — 15 gool 6 caawin PL — £62.5m
Intaan waa kuwa horayaalka ka xamaashtaan kuwa kale iskaba daay waxaaba la dhihi karaa labada horyaal isku mid ma ahan inkastoo Premier League yahay kuwa ugu shubsan horayaalada la ciyaaro waa aragtideeda.