Abdifatah Awil Ahmed

Abdifatah Awil Ahmed 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝗼, 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗮𝗯𝗶𝗱𝗸𝗲𝗲𝗱 𝗿𝗮𝗮𝗹𝗹𝗶 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗺𝗮𝘆𝘀𝗼!.

21/08/2025

Dhaqaalaha Soomaaliya weli caqabado badan ayuu wajahayaa 💰🇸🇴

… Adiga maxay kula tahay in Soomaaliya dhaqaalaheeda lagu xoojin karo?”

18/08/2025

Madaxdu sida ay aduunka ugu kala wanaagsanyihiin ayay aakhirana ukala wanaagsanyihiin!

Daawo labadan muuqaal, mayaysan kala nasiib badneen hooyooyinkaan?

17/08/2025

Sirtaada adiga iyo Allihii ku abuurtay yayna dhaafin!.

17/08/2025

Qamadi iyo suqaar wax iskaga macaan malahan cilmigan barta.

16/08/2025

Soomaaliya, xeebteeda dheer iyo fursadeeda aan la tirin karin, ayaa maanta ku taagan rajo iyo himillo.

Daud Abdikadir Adam

𝗪𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗕𝗶𝗻𝘂 𝗔𝗯𝗶𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗮𝗹𝗶𝗯 :~Sirtaada laba uga tag Rabbigaa iyo naftaada~Adduunyadana laba raali-galintooda ku ...
16/08/2025

𝗪𝗮𝘅𝗮 𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶 𝗖𝗮𝗹𝗶 𝗕𝗶𝗻𝘂 𝗔𝗯𝗶𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗮𝗹𝗶𝗯 :

~Sirtaada laba uga tag
Rabbigaa iyo naftaada

~Adduunyadana laba raali-galintooda ku dedaal
Hooyadaa iyo Aabahaa

Xiliyada adag laba kaalmayso; sabirka iyo salaadda

~Labana waligaa ha ka baqan; geerida iyo arsaaqda waayo labaduba gacanta Alle ayey ku jiran

15/08/2025

Ducadii ugu fiicneed😂

15/08/2025

Inaa jiis tahay xitaa kaama reebayso dabaal dega galmudug.

قوله تعالى:> *قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ الل...
15/08/2025

قوله تعالى:

> *قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَى أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ*

Waxaad dhahdaa: "Addoomadayda kuwa ku xad-gudbay naftooda, ha quusanina naxariista Allah, Ilaah wuxuu dhaafaa dhammaan dembiyada. Isaga ayaa ah kan dambi-dhaafe ah, Naxariista Badan."

wanaagsan

14/08/2025

Ax xanun badanaa 😭

Wariye Xasan Bariise oo ka hadlay wixii uu ku soo arkay Garoowe oo markisii ugu horreysey uu tagay:"Garoowe waxyaaba Bad...
14/08/2025

Wariye Xasan Bariise oo ka hadlay wixii uu ku soo arkay Garoowe oo markisii ugu horreysey uu tagay

:"Garoowe waxyaaba Badan oo aanan ka filanayn ayaan ku soo arkay Magaalo Nabad ah, Magaalo Qurxoon oo wada laamiyo ah oo waliba leh Jawiga Xamar oo kale iyadoona lahayn Bad iyo Webi midna toona, iyo Dad Soomaalinimadu ku Fogtahay."Rugacadaa Saxaafadeed Xasan Bariise.

Haldoorkii wadanka qaarna dhulkoodii ayay micno daro ugu dhimanayaan qaarna badaha reer yurub ayay ku dhamaadeen ayagoo ...
14/08/2025

Haldoorkii wadanka qaarna dhulkoodii ayay micno daro ugu dhimanayaan qaarna badaha reer yurub ayay ku dhamaadeen ayagoo nolol raadis ah!.

Address

Km4
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Awil Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Awil Ahmed:

Share