Omar Tatiko

Omar Tatiko Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Omar Tatiko, Media/News Company, .

Reysulwasaare xamze aya si durdur ah uwa shaqada waxyaabihii uu ubalanqaadayMashaariicda  uu dhagax-dhigay ayaa kala ah𝟏...
14/04/2025

Reysulwasaare xamze aya si durdur ah uwa shaqada waxyaabihii uu ubalanqaaday
Mashaariicda uu dhagax-dhigay ayaa kala ah
𝟏. 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐭𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨.
𝟐. 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐜𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐢𝐧𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐋𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝.
𝟑. 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐁𝐨𝐥𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨.
𝟒. 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐅𝐚𝐫𝐬𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐲𝐢𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝.
𝟓. 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐨 𝐥𝐚𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐫𝐢 𝐝𝐨𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐦𝐚𝐤𝐚𝐚𝐛 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐮𝐡𝐨𝐨𝐝𝐥𝐞.
𝟔. 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐲𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨.
𝟕. 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐫𝐦𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐝𝐞𝐠𝐝𝐞𝐠𝐠𝐚 𝐚𝐡 (𝐒𝐎𝐃𝐌𝐀).
8. 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨( 𝐒𝐭𝐚𝐭𝐞 𝐇𝐨𝐮𝐬𝐞 𝐇𝐨𝐬𝐩𝐢𝐭𝐚𝐥).

Hirgalinta Mashaariicdan waxaa ay tusaale u yihiin in hey’addaha Xukuumadda Federaalka ah ay si buuxda uga howlgallaan maamulka SSC-Khaatumo, waanna guul weyn oo ay xaqiijiyeen shacabka iyo dowladdoodu.

14/04/2025
14/04/2025

Reysul wasaare xamze oo faras lagudoon siiyay

14/04/2025
14/04/2025
14/04/2025
12/04/2025

Waxaan aragnay sodhaweyn aad u sareyso ana wali horay lo arag gul somali 🇸🇴ssc

Maxay uga dhigan tahay maanta 12.04.2025 bulshada reer SSC-Khaatumo?1. Waxaa dabarkii laga jaray aragtidii odhan jirtay ...
12/04/2025

Maxay uga dhigan tahay maanta 12.04.2025 bulshada reer SSC-Khaatumo?

1. Waxaa dabarkii laga jaray aragtidii odhan jirtay beesha caalamku ma ogola in Garoowe lagu gudbo, oo Laascaanood la booqdo.

2. Waxaa burburtay oo hawada loo diray fikirkii gooni goosadka ee lagu dhawaaqay 18.05.1991, oo ay bulshada caalamka u tusi jireen gooni goosatadu in deegaankii Ingiriisku ka talin jiray isku wada raacsan yihiin gooni goosadka, Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre arrintaa wuu beeniyey beesha Caalamkana wuxuu tusay saaka in uu dalka Soomaaliya oo dhan ka wada taliyo, oo amarkiisu ka shaqeeyo marka laga reebo Burco iyo Hargeysa oo ay ku nooliyiin fallaago mutamaridiin ah.

3. Haddii maamulka Hargeysa ee gooni goosadka ah awood milatari lagaga adkaaday 25.08.2023, maantana oo ay taariikhdu tahay 12.04.2025 waxaa lagaga adkaaday siyaasadii oo wax baa ballahooda yaaacay.

Aniga waxay ii tahay Taariikh gooni ah oo ka duwan ayaamihii aan u soo joogay, oo dhacdooyin aan u soo taagnaa 2005tii ayaa maanta ilaahay igu simay oo laga dhigay waxba k**a jiraan.

Xamse taariikhduu galay, wuxuuna ku galay.

1. Waa mas’uulkii ugu horeeyey, uguna sareeyey ee Laascaanood booqda tan iyo 1986 kii, markaas oo uu Madaxweyne maxamed Siyaad Barre Laascaanood booqasho shaqo ku tagay.

2. Waa Raysal wasaarihii ugu horeeyey ee Soomaaliyeed ee abid booqda Laascaanood tan iyo 1960kii.

3. Waa mas’uulkii koowaad ee reer SSC-Khaatumo siyaasad ahaan sidan ugu heeliya oo soo gebo gebeeya aragtidii Beesha Caalamka , isla markaana is garab taagay shacabka reer SSC-Khaatumo.

Waxaa la filayaa in uu mashruucyo xadhiga ka jaro, kuwo cusubna dhagax dhigo. Waa dal mideeye.

10/09/2024

Hanoqon midjilicsan jug kasta ayaa kurideysa naxdin kastaa weykudaciifindoontaa guuldarrokastana weyku adkeyndoontaa qaladkasta wuuku dilidoonaa xoogyeelo waayo wakhtigan ⏲️ meel loomahayo dakadaciifka ah
لا تكن هشا اي ضر بة تسقطك واى صدمه تظعفك واى فشل يقعدك واي خظا يقتلك كن قويا فلا مكان للضعفاء وهدالوقت

22/11/2023

Adkaatay qaali

Dey maha oo idil waalagudi karaa 1deyn mooyee taas oo ah deynta hooyada Allahayow kayeel hooyooyinkeena sayidaadka ahlu ...
15/11/2023

Dey maha oo idil waalagudi karaa 1deyn mooyee taas oo ah deynta

hooyada

Allahayow kayeel hooyooyinkeena sayidaadka ahlu janada

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Tatiko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share