Abdirahman Ahmed Ga'al

Abdirahman Ahmed Ga'al Wararka aan halkaan ku baahiyo waa mid ani ii gaar ah
(1)

24/07/2025

Jimco Wanagsan👌

Fariinta duqa Caasimadda✌️
21/07/2025

Fariinta duqa Caasimadda✌️

21/07/2025

Guddoomiye Muungaab oo go’aan culus gaaray isagoo dhax taagan Suuqa Bakaaraha.

Guddoomiye Muungaab iyo Shacabka Suuqa Bakaaraha!
21/07/2025

Guddoomiye Muungaab iyo Shacabka Suuqa Bakaaraha!

21/07/2025

:- Ciidamada Xoogga Dalka iyo Kuwa deegaanka ayaa waqti xaadirkaan deegaanka Qoordheere ee hoostaga degmada raagacelle kula dagaalmaya Koox katirsan argagaxisada AS oo halkaas isku aruursaneysay.

faahfaahinta isha ku haay👀

20/07/2025

S/gaas Odowaa Yuusuf raage🫡

20/07/2025

Indha adkaa islaantu😂

20/07/2025

Dameerku waa musiibo kulahaa aniga ma niikiyo😂

19/07/2025

Beeni Raad maleh ooyintii xagee ku dambeysay Horta😂

19/07/2025

2Biil iyo 20 Cisho wali balantii lama oofin oo xamar la iska fadhiyaa!

Ma Shidaal la'aan ayaa Wali Jirto😂

19/07/2025

dhamaan raggan kasoo muuqanayo Muuqaalkaan waxa ay saf ugu jiraan nin qurbaha kayimid halka Ciidamadii deegaanka ay dhaxani ku dileyso wargaadhi.

qaar kamid ah ragga kasoo muuqday muuqday muuqaalka ayaana horay iyagoo barooranyo balan qaaday in wargaadhi la isugu tagi doono ilaa haddana waa laga sugayaa wargaadhi.

Lajirka Agaasime Marwan Abdiwahab Jimco wanagsan
18/07/2025

Lajirka Agaasime Marwan Abdiwahab Jimco wanagsan

Address

Mogadishu

Telephone

+252617477632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Ahmed Ga'al posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share