28/08/2025
Breaking news
Waxa maanta lawada sugaya in lasameyo isku aadka championka kasoo koox kasta ay wajaheyso 8 koobka ugu xamaasada bdn yurub horyaalka horyaalada ayaa dib usoo noqon doono hadaba kataageere ahaan lawade koox ayaa isku aadin laheed aniga ahaan barcelona vs liverpool adigana ?