
04/08/2025
🇨🇳 🇸🇴 Waa xildhibaano katirsan dowladda federaalka Soomaliya oo ay kujiraan xildhibaano aqalka sare ah. Shiinaha ayaa diyaarad oga qaaday Muqdisho waxaa la geeyay Beijing oo ah magaalo si casri ah loo dhisay. Xildhibaanadii waxaa la saaray tareen xowli ah—masaafo leeg Muqdisho ilaa Djabuti oo uu u soconayo 4 saac kaliya.
Waa kuwaa xildhibaanadii Soomayeed meesha soo yuurara una eeg in aanay waligoodba tareen casri ah raacin.
Waxaa Qoray: ABDI NUR IFTIN.