The Kasim show.

  • Home
  • The Kasim show.

The Kasim show. Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from The Kasim show., Video Creator, .

Ku noolanshaha noloshaada iyo la noolanshaha naftaada ayaa ah wax kaliya kugu filan ee aad ugu maarmi karto dadka kale .
01/06/2020

Ku noolanshaha noloshaada iyo la noolanshaha naftaada ayaa ah wax kaliya kugu filan ee aad ugu maarmi karto dadka kale .

Filasho kaliya kuma baxaan dhirta beeraha, sidoo kale filasha kaliya Laguma noqdo xidig. Dhaqaaq oo samee wax  ka dhigay...
31/05/2020

Filasho kaliya kuma baxaan dhirta beeraha, sidoo kale filasha kaliya Laguma noqdo xidig.
Dhaqaaq oo samee wax ka dhigaya xidignimadda laguu abuurey.

Talo  #1 Haddi aad rabto in aad dunida wax kusoo kordhiso dhigtana tarikhdaada marka horre naftaada ku kordhi wax cusub ...
02/05/2020

Talo #1
Haddi aad rabto in aad dunida wax kusoo kordhiso dhigtana tarikhdaada marka horre naftaada ku kordhi wax cusub oo bar tarikhaha nolosha .

The Kasim show

Waxaa aad ugu faraxsanahay in fariimaheyga la wadaago boqlaalka kasoo qeybgalayaasha ah ee bandhiga hibadda dhalinayaraa...
21/02/2020

Waxaa aad ugu faraxsanahay in fariimaheyga la wadaago boqlaalka kasoo qeybgalayaasha ah ee bandhiga hibadda dhalinayaraada soomaliyeed oo Mogadishu ka dhacay sanadkii labaad.
Mahadsanidiin dhamaan qabanqabiyayasha .

waxaa socota qadashada ticket ka qeyb galka barnaamijka fagaare ka hadalka ,waxaa hartey inyar ka dakbo +252617499715
02/11/2019

waxaa socota qadashada ticket ka qeyb galka barnaamijka fagaare ka hadalka ,waxaa hartey inyar ka dakbo +252617499715

Noqoshadda fagaare ka hadle saameyn leh waxaa ka horeeysa barashadda iyo fahanmidda talabooyin ka dhigaya fagaare ka had...
29/10/2019

Noqoshadda fagaare ka hadle saameyn leh waxaa ka horeeysa barashadda iyo fahanmidda talabooyin ka dhigaya fagaare ka hadle sameyn leh .
Waxaan dhawaan qaban donnaa barnaamij uu ustaad ku soo bandhigi doono siraha iyo xogta fagaare ka hadadlka ugu muhiimsan, hadad xiseyneyso dalbo ticetkaaga walal.

Adiga oo soo wacaaya ⬇
0612499861 ama 0617499715
Hoos ugu yeedh walal aad jeclaan laheyd in kala qeyb galo .
mahadsanid


habeen wanagsan saaxiboyaal. Waxaa jeclaan lahaa inaa ila wadagtaan magaladda jeclaan laheyd in aan ku qabano bandhigeen...
10/10/2019

habeen wanagsan saaxiboyaal.
Waxaa jeclaan lahaa inaa ila wadagtaan magaladda jeclaan laheyd in aan ku qabano bandhigeena ugu horeeyo?

maalmo dhaw iyo the kasim show
25/09/2019

maalmo dhaw iyo the kasim show

Address


Telephone

+252612917427

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Kasim show. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to The Kasim show.:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share