Ishmael Mataan Gurxan

Ishmael Mataan Gurxan Qofkii Alle ka cabsada oo ka dhowrsada waxa uu ka reebay, Alle wuxuu u sahlayaa arrimihiisa oo dhan

Tasbiixdu waa liibaanta aduun iyo aakhiro
27/10/2025

Tasbiixdu waa liibaanta aduun iyo aakhiro

27/10/2025
27/10/2025

Waxyaabo loo arkayo wax fudud ayaa cadaab inoo hor-seedi kara . Ilaahayban ka magangalnay.

Rabbigeena waa mid leh naxariis ballaaran.Harso oo hoos joog xariista ALLE.
26/10/2025

Rabbigeena waa mid leh naxariis ballaaran.
Harso oo hoos joog xariista ALLE.

Ilaahoow ii dambi dhaaf iina naxariiso, kuwa naxariista adigaa u wanaagsan" Marwalba ku celi celi aayadaan.
26/10/2025

Ilaahoow ii dambi dhaaf iina naxariiso, kuwa naxariista adigaa u wanaagsan" Marwalba ku celi celi aayadaan.

Nolol wanaagsan ALLE Hakugu nooleeyo.Rabbigaa waxa uu u fidiyaa arsaaqdda qofka uu doona qofkuu doonana wuu ku Ciriiriya...
26/10/2025

Nolol wanaagsan ALLE Hakugu nooleeyo.
Rabbigaa waxa uu u fidiyaa arsaaqdda qofka uu doona qofkuu doonana wuu ku Ciriiriyaa addoomadiisana wuu ka warhayaa waana arkaa.

26/10/2025

Xidhiidhinta Riximkaaga Alle ayaa kugu baraynaya Cimrigaaga iyo Arsaaqadaba

18/10/2025

Dr. Hodan Jama oo ka waramaysa dhibaatooyinka ay soo kordhiyeen dhakhaatiirta ajnebiga ah ee dalka la keeno iyaga oo aan la hubin aqoontooda, iyo tayadooda, aana dib loo dabo gelin kiisaska ka dhaca. Dhakhaatiirtaas in badan sababo ganacsi loo keena iyo dhakhtar ajnebi dalal hebel ka soo shaqeeyey baa cistibaalkaas jooga.

“Ilaahow, waxaad sharfaysaa (ama karaameysaa) cidda aad doonto, waxaadna dullaynaysaa cidda aad doonto.”Aayaddan waxay m...
17/10/2025

“Ilaahow, waxaad sharfaysaa (ama karaameysaa) cidda aad doonto, waxaadna dullaynaysaa cidda aad doonto.”
Aayaddan waxay muujineysaa in karaamada, awoodda, iyo sharafka ay dhammaantood gacanta Alle ku jiraan. Qof kasta oo Ilaahay doono wuu sarreeyaa, cidda uu doonana wuu hoos dhigayaa. Ma jiro qof karaamo, darajo ama sharaf heli kara haddii aan Alle u qorin — mana jiro qof la dulleyn karo haddii Alle uusan doonin.
🔹 Cibro:
Waxay na baraysaa tawakkulka iyo in aan fahamno in awoodda, guusha, iyo xukunka oo dhan uu Alle leeyahay, ee aysan ka imaan bini’aadam ama sabab kale.

Alle hawnaxariiste waxa la xaqiijiyay geerida Aasiya Axmed Rooble oo kamid ahayd dhalinyaradda Magalada BurcoAasiya ayaa...
17/10/2025

Alle hawnaxariiste waxa la xaqiijiyay geerida Aasiya Axmed Rooble oo kamid ahayd dhalinyaradda Magalada Burco
Aasiya ayaa ku geeriyootay bada u dhaxaysa Turkiga iyo Giriiga oo galaafatay nafo badan oo kamida Dhalinyaradda Soomaliyeed.

Adresse

Hamburg
40509

Telefon

+252637124831

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Ishmael Mataan Gurxan erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen