 
                                                                                                    20/09/2025
                                            Brazil ayaa kula biirtay South_Africa dacwada taallonmaxkamada caalamiga ah ee Hague ee ka dhanka ah Israel oo ku saabsan xasuuq ay ka geysatay Gaza.
Aaway dalalkii Carabta iyo kuwii Islaamka ee dhawaan ku shiray Dooxa ee cambaareeyey gardarrada Israa’iil ee Qatar? May iyagan dhankooga kaga biiraan dacwadan maadaama dacwadan ay culeys iyo sumcad dilid ku tahay maamulka Israel?
                                         
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  