Ahmed Dalka

Ahmed Dalka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Dalka, Broadcasting & media production company, .

08/02/2026

Isamadii iyo wafuudi kale ayaa dib uga noqonaya Galdogob kadib caana shubkii.

08/02/2026

Moqdisho: Maareyaha Garoonka Muqdisho oo isku day-dil ka bad-baaday, waxaa falkaas gaystay Xildhibaano Federal oo hub ku weeraren, dhacdadan ayaa ka dhacday Paradise Hotel Muqdisho oo ku dhagan Jazeera Hotel.

Senator Abdiwali Garyare iyo Xildhiban Dayax Axmed aya u tageen Mareeyaha Garoonka Aadan-Cadde Cabdinasir Maxamuud Gureey oo fadhiyo Paradise Hotel isago saaxibadis la shekeysanayo. Xildhibanada ayaa Dil ugu hanjabey ugu dambayna waxay bilaben gacan qaad sababey dhawaca Agaasime Cabdinasir.

Ma ahen wax la isaga haridoono in xildhibaan DFS oo doonaya dhul b**b ah uu hab qabiil oo handad ah weerar dhawaca sababey ugu haysto masuul dowladeed, wa fadeexo iyo nasiib daro in caasimadii Somaliya hab qabil loogu weerarayo masuul dowladeed.

Cabdinasir Maxamuud Gurey wuxu ka bad-baaday qaarijin alle dilaa dhinta, Soomaliya Baarlamanka dadka ku jiro ayadan ka baxsaneyn cajiib, "geel aarankisii durduriyey ubadkisii maxd modaa".

07/02/2026

Lamine Yamal maxaa samaysay
Mallorca.

07/02/2026

Madaxwayne Dani Ayaa caawa shacabka magalada Galkacyo kula wacaynaya.

07/02/2026

Warbaahintii oo maalintii labaad banaanka loo saaray.

KULANKA DAAHFURKA GUDDIGA ABAARAHA GOBOLKA MUDUG‎‎Galkacyo Febraayo 06, 2026 Guddiga Abaaraha Gobolka Mudug ayaa yeeshay...
06/02/2026

KULANKA DAAHFURKA GUDDIGA ABAARAHA GOBOLKA MUDUG

‎Galkacyo Febraayo 06, 2026 Guddiga Abaaraha Gobolka Mudug ayaa yeeshay kulankoodii labaad, kaas oo lagu daahfuray barnaamijka gurmadka abaaraha. Shirka waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin heer gobol iyo degmo, hay’adaha amniga, isuduwayaasha wasaaradaha her gobol, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada sida culimo, hoggaan-dhaqan, ganacsato, haween, dhalinyaro iyo warbaahinta.

‎Xoghayaha Guddiga Abaaraha Marwo Caasha Gelle ayaa guddiga ku wareejisay lacag dhan $11,420 doolar, taas oo ahayd yabooh h**e iyo lacago samafal ah, iyadoo sidoo kale hoolka shirka lagu ururiyey $9,445 doolar, Isugeynta guud ee lacagaha ilaa hadda loo helay gurmadka abaaraha ayaana gaaraysa $20,865 doolar, kuwaas oo loogu talagalay taakuleynta dadka ay abaartu saameysay ee ku nool deegaanada Gobolka Mudug.

‎Kulanka daahfurka ayaa ku soo dhammaaday jawi wanaagsan, iyadoo dhammaan ka qaybgalayaasha ay la baxeen farriin cad oo ku saabsan dardargelinta gurmadka abaaraha iyo sii wadidda ururinta taakuleynta, Guddiga Abaaraha Gobolka ayaa shaaciyay in ay qorsheynayaan shirar kale oo taxane ah, kuwaas oo kan ugu horreeya lagu wajihi doono ganacsatada gobolka.

‎Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka ahna Kusimaha Gudoomiyaha gobolka iyo Gudoomiyaha Guddiga abaaraha gobolka mudug, Mudane Mohamed Hasan Hussein Wallore, oo Shirka Soo xiray ayaa sheegay muhiimadda midnimada iyo isxilqaanka guud, isagoo ku boorriyay shacabka, ganacsatada iyo qurbajoogta in la dardargeliyo gurmadka abaaraha si loo badbaadiyo nolosha dadka tabaaleysan Waxaan ugu dambeyn kulan lagu Soo bandhigay Akoonada lagu Soo hagaajin karo lacagaha

‎1: Amal Bank: 230103895123
‎2: Dahabshiil: GLK004308
‎3: Salaam Bank: 80711611
‎4: eDahab: 16035
‎5: Sahal: ACC-321187

‎DHAMAAD

05/02/2026

Gudiga abaara Gobol Mudug Dhawaan lo magacaabay ayaa aqbalay in ay u shaqeeyaan shacabka ku nool gobolka mdug. abaaruhu

04/02/2026

Xaalada Abaarta Gobolka Mudug oo meel Adag maraysa.

04/02/2026

Maamulka Koofur Galbeed oo ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay Baydhabo.

28/12/2025

Xarunta Market , Pharmacy and Medical Center ayaa magalada galkacyo lagaaga furay oo si casri ah loo qalabeeyy bulshay ka faa,idaysta.
Xaruntu waxay kasoo aaga Has Gas kasoo horjeedka Hilibsan .

28/11/2025

Toos Finalka Degmooyinka Gobalka Mudug Xarfo vs Galdugob

Address


251

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Dalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share