20/11/2025
Gabadhaan haddii Dil lagu xukuma, laguna fuliya, caruurta ay dhashay yaa qaadaya mas'uuliyadooda?
Waxaa ila haboon in la cafiyo si aysan u dayacmin kuwa ay iyadu dhashay.
Qofkii qof dila in la Cafiyo, Diyo laga qaado ami la Dilo intaba Diinta wey qabtaa.
In taan ayaa ciqaab ugu filan.
Ku digasho maleh in ay qalagasho bani aadam ayeey u tahay.