Mahamud M Abukar

Mahamud M Abukar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mahamud M Abukar, Digital creator, Mogadishu.

04/06/2026

RW h**e Kheyre oo dhax-galay shacabkii ugu yimid gurigiisa tan iyo xalayna soo gaarayay.

04/06/2026

Deg-Deg:-Mahad Salaad ayaa banaanbax lagala hortegay waxaana shacabkii kayimid Dayniile ay ka xirteen irdaha guriga Kheyre.!
gareya Page

04/06/2026

DEG-DEG:- Taliye Mahad Salaad oo soo gaaray Guriga Kheyre ee dagaalka uu ka dhacay.
gareya page ka si uheshan warbixinada Deg Dega ah

Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa ku amray Ciidanka Nisa in ay ka baxaan aaga Bermuda iyadoo lagusoo waramayo inuu siweyn ...
04/06/2026

Taliyaha Nisa Mahad Salaad ayaa ku amray Ciidanka Nisa in ay ka baxaan aaga Bermuda iyadoo lagusoo waramayo inuu siweyn ustaadka ugu diidan-yahay dagaalka socda iyo sida loo wajahayo.!

03/06/2026

DEG DEG" Wiil iyo Hooyadii oo gurigooda ugu galay Hoobiye Hooyadii oo lugaha ka go'day iyo wiilkii oo x...

Dagmada Hodan ayee ka dhacaday arintan

03/06/2026

DEG DEG: Ciidamo Gurmad u ah Mucaaradka oo doomo ku soo gaaray Xeebta Liido ee Muqdisho.

03/06/2026

Degdeg: Haweenay ku dhaawacantey kadib Hoobiye gurigeeda ku dhacay . Xaalada ma sahlana Howlwadaag.

03/06/2026

Deg Deg” Muqdisho oo gubaneysa iyo nin qurbajoog ah oo rabay in uu dalka ku soo laabto oo taarikh ay qabsatay.

đź‘€Ciidanka Shekh Shariif ayaa lagusoo waramayaa inay gebi ahaanba la wareegeen Degmada Cabdul-casiis iyo qeybo kamida Deg...
03/06/2026

đź‘€Ciidanka Shekh Shariif ayaa lagusoo waramayaa inay gebi ahaanba la wareegeen Degmada Cabdul-casiis iyo qeybo kamida Degmada Kaaraan iyagoo Fuulay dabaqyada .!

03/06/2026

Deg-Deg:-Safiiradii beesha Caalamka oo uu kujiro kan turkiga ayaa dhamantood u guuray Hotel Decale iyagoo dalbaday diyaarado berri Dalka ka daad gureeya si ay isaga baxaan.!

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mahamud M Abukar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mahamud M Abukar:

Share