Xaqiiq baahiye media

Xaqiiq baahiye media FADLAN FOLLOW DHEH OO HEL WAR LA HUBO

11/07/2026

Taleefanka maliiga sixri karaaa??😱
Sh umal...

09/07/2026

Xikmad ayaa oraneeysa.........see more...

21/05/2026

Sh barbarawi ninbaa maalin dhaweyd isoo qoray..........
See more.....

Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa Ayatullah Mojtaba Khamene'i, ayaa gaaray heshis xabad joojin oo 2 isbuuc ah w...
08/04/2026

Madaxweynaha mareekanka Trump iyo dhigiisa Ayatullah Mojtaba Khamene'i, ayaa gaaray heshis xabad joojin oo 2 isbuuc ah waxase yaab leh qodobada uu aqbalay Trump waxeyna u muuqata inuu jabay

1: inuu joojiyo gardarada cad
2: inay iran canshuurto markab walba oo maraya marinka hurmuz
3: inaan laga hadlin bacriminteeda nuclear ka
4: in laga qaado iran cuno qabateenta saaran mudo ku dhow 40 sano
5: in mareekanka uu bixiyo magdhow
6: in baaritaanada iyo daba galka iran 🇮🇷 nuclear keeda lagu hayo halka lagu joojio
7: in mareekanka uu ka boxo gabi ahaanba qaliijka iyo bariga dhexe
8: in xuutiyiinta yaman iyo xisbulaah ayagana faraha laga qaado

07/04/2026

Kaliya 1 saaac ayaa ka harsan bootadii gaalka weynaa

07/04/2026

Kaliya 2 hours ayaa ka dhiman bootadii Trump

Maxa dhici doona isleedahay

Iiraniyiintu 🇮🇷 dad dhimasho ka baqa maba ahan Doqono soo soco leeyihiin gaalkii weynaa.....
07/04/2026

Iiraniyiintu 🇮🇷 dad dhimasho ka baqa maba ahan
Doqono soo soco leeyihiin gaalkii weynaa.....

04/04/2026

Banaan bax looga so horjeedo go'aaanka Israel ee aha..
See more...

03/04/2026

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka soomaliya mudane xasan sheikh maxamuud ayaa maanta ka dagay garronka shaati gaduud ee magaalada beydhaba

02/04/2026

Dhaarinta xilibaanada golaha deeganka

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqiiq baahiye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share