Mohamed Nune Ali

Mohamed Nune Ali soodhawoow sxb

Hambalyo 13-Nov-2024 sanadguuradii aasaaska Koonfurgalbeed Somalia.
12/11/2024

Hambalyo 13-Nov-2024 sanadguuradii aasaaska Koonfurgalbeed Somalia.

Marka ay cilmi baaristu kugu yartahay ee shaydaanku ku waswaasiyo.πŸ˜‚
07/11/2024

Marka ay cilmi baaristu kugu yartahay ee shaydaanku ku waswaasiyo.πŸ˜‚

26/10/2024

Meeshaan miijiskaa ladhahaa gabdhaha waa lagu xoogaaπŸ˜‚πŸ˜‚

Hambalyo Abtigey Yuusuf Macalin Nuur iyo Marwadiisa hbo Umu Cabdifataax Yare oo xaley gabar ugu dhalatay magaalada Muqdi...
24/10/2024

Hambalyo Abtigey Yuusuf Macalin Nuur iyo Marwadiisa hbo Umu Cabdifataax Yare oo xaley gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho.

Soodhawoow wlshey noqo mid Reerka iyo Dhamaan Diinteeda,Dalkeeda,Dadkeeda anfacda Insha Allah.

Follow dhaha professor Gaadaco waxbadan waad la faa ideysaan waa Nin khabiir sare Ku ah public relations and Marketing
22/10/2024

Follow dhaha professor Gaadaco waxbadan waad la faa ideysaan waa Nin khabiir sare Ku ah public relations and Marketing

16/10/2024

Habeenkaan ookale sanadkii tagay 16-oct wuxuu ii ahaa habeen madow oo nolosheyda aan dhihi Karo waa hbnkii iigu Argagaxa iyo Naxdinta badnaa markii aan maqlay geeriga Abtigey C/fitaax Macalin Nuur qeys Walina xanuunkii geeridiisa aan sidii udareemaayo 😰😒

Wuxuu ahaa waalidkeyga,Sxbkeyga,aabaheyga labaad, Nolosheyda Hab jireed iyo maskaxeedba qofka aan ahay Alle kasokoow isagaa iga dhigay.

Qoraal kuma sookoobi Karo Alle ha unaxriisto qabrigiisana Alle ha uwaasiciyo beer janaad Allaha ooga yeelo iguna duceeya sxbyaal 🀲

10/10/2024

Fanaaniinta Socdaal iyo Catoosh yare Hala Kala dhexgaloπŸ˜‚

Madaxweynaha Dalka masar Abdel fattah el sisi ayaa maanta gaaray magalada Asmara ee dalka Eritrea , Sidokale madaxweynah...
10/10/2024

Madaxweynaha Dalka masar Abdel fattah el sisi ayaa maanta gaaray magalada Asmara ee dalka Eritrea , Sidokale madaxweynaha somalia Dr hassan sheekh mohamud ayaa ku sugan isla dalkaas wararka waxee sheegayan inuu dhici doono shir sadax geesood ah .

Maalmihi lasoo dhaafay Eritrea waxee jpojisay duulimaadyada Adisababa tagi jiray sidokale waxee jartay khadka taleefanka labada wadan isku xiri jiray ,Xiisada gobolka ayaa kor iskusii shareereeso .

24 saac ugu dambeesay musharax Cirro ayaa helaayo taageero xoogan ,dhaqanka beesha habar jeclo ayaa sheegay inee dhisaay...
10/10/2024

24 saac ugu dambeesay musharax Cirro ayaa helaayo taageero xoogan ,dhaqanka beesha habar jeclo ayaa sheegay inee dhisaayan Cirro sidokale saakay mayorka magaalada hargeisa Abdikariim mooge ayaa sheegay inuu asna dhisi doono musharax Cirro ,Horay wuxu taageero uga helay gudoomiyaha ururka kaah mohamud hashi .

Dadka falanqeeya siyaasada waxee saadalinaayan musharax Cirro inuu sidaan ku guuleystay .

10/10/2024

Waad cabaadeysaa caacπŸ˜‚πŸ˜‚

Hambalyo sxb Apdulahy Rvp waxaan kuugu hambalyeynaayaa inaad gaartay guushaada waxbarasho kuuna soo dhamaatay heerkii 1a...
09/10/2024

Hambalyo sxb Apdulahy Rvp waxaan kuugu hambalyeynaayaa inaad gaartay guushaada waxbarasho kuuna soo dhamaatay heerkii 1aad ee waxbarashada Bachelor degree πŸ‘

08/10/2024

Xariif jaanis uu Ku helay πŸ˜‚πŸ˜‚

Address

Mogadishu

Telephone

+252612543426

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Nune Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Nune Ali:

Share