Smile Tv

Smile Tv Hello 😊, ku soo dhowaada Smile TV!

Waxaan kuu ballanqaadaynaa warar degdeg ah, xog la hubo iyo madadaalo.
👉 Like & Share si aad u noqoto qayb ka mid ah bulshada Smile TV ❤️ Waad ku mahadsan tahay booqashadaada🖤📌🔥

DEG DEG: Labo diyaaradood oo sida Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya iyo Ciidanka Howlgalka u jooga Soomaaliya e...
01/10/2025

DEG DEG: Labo diyaaradood oo sida Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya iyo Ciidanka Howlgalka u jooga Soomaaliya ee Midowga Africa ayaa goordhow ka dagi doona Garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Magaalada Kismaayo Sida ay Xaqiijinayaan ilo lagu kalsoonaan karo.

Ciidankan ayaa la sheegay in ay ilaalin doonaan Madaxweynaha Soomaaliya oo maalmahan nagu soo foodleh kusoo wajahan Kismaayo Sida Ay Smile Tv u xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Jubaland.

Wararka ay smile tv heshay ayaa sidoo kale sheegaya in berri uu Kismaayo tegi doono Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe ) oo haatan ku sugan Magaalada Nairobi, waxaana maalinta xigta la filayaa in uu isna halkaasi gaaro Madaxweyne Xasan Sheekh.

Labada Madaxweyne oo mudo siyaasada isku hayey ayaa la qorsheynayaa in wadahadalo ay uga furmaan Magaalada Kismaayo.

Welcome back📌🌐Ku soo dhowaada Smile TV, halka aad ka heli doonto warar sugan oo xaqiiq ah, barnaamijyo xiiso leh iyo ara...
26/09/2025

Welcome back📌🌐
Ku soo dhowaada Smile TV, halka aad ka heli doonto warar sugan oo xaqiiq ah, barnaamijyo xiiso leh iyo aragtiyo caalami ah 🌍📺.
Halkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa warar degdeg ah, dhacdooyin muhiim ah iyo waxyaabo kale oo qiimo leh.

👉 Like & Share si aad ula socoto wararka cusub mar walba!

23/04/2023

Noloshyda waxaad iisameeso dhan >♡♤
sadrigee ku qoranyihiin ✨🦋🌸❤️

23/04/2023

Sidee nolosha aheyd korontada kohor😒| yaa hindisay 🤗| sidee loo hal-abuuray?☺️✨️

23/04/2023

Guddomiye madaale waa ku mahadsan yahay,inow sidii dameer ugaraco ciyaal xashiish😂

War Dag Dag: Madaxweynihii h**e ee dalka Mareykanka Donald Trump oo la xiray. Isagoo sugaya maxkamad. Smile Tv
04/04/2023

War Dag Dag: Madaxweynihii h**e ee dalka Mareykanka Donald Trump oo la xiray. Isagoo sugaya maxkamad.

Smile Tv

Dowladda Federalka Somaliya oo goordhow sheegtay in amar la’aan aan wax shidaal ah laga qodi karin Somaliland.
28/12/2022

Dowladda Federalka Somaliya oo goordhow sheegtay in amar la’aan aan wax shidaal ah laga qodi karin Somaliland.

Waa Gabar u dhalatay dalka China Taas oo Samaysatay Boombale Nin ah oo ubax Gudoon Siinaya ama Guur Ka Codsanaya.Gabadha...
15/09/2022

Waa Gabar u dhalatay dalka China Taas oo Samaysatay Boombale Nin ah oo ubax Gudoon Siinaya ama Guur Ka Codsanaya.

Gabadhan ayaa Sheegtey in ay jeceshahay in ubax La gudoonsiiyo Sidaan oo Kalle balse ay Wayday Ninkii ubaxa u Keeni Lahaa oo Sidaan oo Kalena ugu dhiibi laha.

Uwac Wiil ubax U Geeya gabadhan oo Janiskan Ka faaidaysta. 👀👇😆

15/09/2022

Muwaadin Soomaali ah balse heysta dhalashada waddanka Maraykanka oo 20 dollar darteed loogu dilay gudaha dalka Mareykanka!

Muwaadin Soomaaliyeed oo ahaa darawal taksi ayaa lagu dilay magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana, waxaana sidaas sheegtay waaxda booliska magaalada ee IMPD.

Labo nin oo lagu soo eedeeyay in ay ka danbeeyeen ku lug lahaansha kiiskaan dilka ah ayaa gacanta lagu hayaa, waxaana dhawaan lasoo taagi doonaa maxkmad.

Cali Aadan Muumin.

Arooskii Qarniga Fadlan Share garey🎈Aroos wcan 🎈💖Mohamed kadawe &  Xaawa💖 Maxamed oo ah naafo waxuu ahaa Askari ka Tirsa...
15/09/2022

Arooskii Qarniga Fadlan Share garey

🎈Aroos wcan 🎈
💖Mohamed kadawe & Xaawa💖

Maxamed oo ah naafo waxuu ahaa Askari ka Tirsan XDS, Kuna naafoobay asigoo oo Qaranka difaacaya, aqal galkiisa ayaa ka dhacay Muqdisho.

17/05/2022

Wax qabadkii ugu h**eereyey Ee Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud.

Magaalada Gaalkacyo waxaa ka soo degay diyaar Qaad Miirow ka soo qaaday dalka Kenya waxaa soo dejiyey ganacsato Soomaaliyeed.

Tan intii u xilka hayey Madaxwayne Farmaajo waxaa Soomaaliya u ka mamnuucay qaadka dalka Kenya iyadoo ay jirto muran dhanka badda ah taasi oo xumaysay xidhiidhka labada dal.

Madaxwaynaha dhawaan la doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dad badan oo Soomaaliyeed waxaa ay aaminsan yihiin in dalka Kenya daba ka riixayey si u madaxwayne uga noqdo Soomaaliya isagoo ugu danbayn ku guulaysatay.

Maxamed Faarax Coomaade

15/05/2022

Mucjiso aya Ka dhacday :

warega 1ad Ninki u cod badna aya wareegi 2Ad ku haray.

waregi 1ad Ninki kaalinta 3Ad galay aya kaalinta 1Ad galay

waregi 1ad ninki Kalinta 2ad Galay aya ka cod batay ninki Kalinta 1ad galay.

siyasada Somalia waa star war ⭐️ Lama sadalin Karo xaqiiqdi

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smile Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Smile Tv:

Share