29/07/2026
U Safar Xaramka Adigoo Ka Helaaya Raaxadii Ugu Sarreysay! โจ๐
Reer Garoowe iyo Muqdisho, shirkadda Nur Alharamain waxay idin la wadaagaysaa xidhmada VIP-da ee safarka Cumrada (08 - 23 AUG 2026).
Dag huteellada ugu caansan uguna dhow Xaramka sida Makkah Anjum Hotel iyo Anwar Al Madinah Mรถvenpick, adigoo helaya adeegyo dheeraad ah sida VIP Train iyo gaadiid gaar ah.
๐ Cibaado deggan iyo raaxo buuxda!
๐ Nagala soo xiriir: +252 90 466 6675 / +252 90 466 6679
๐ Xafiiska Garoowe: Wadada Guureeye, ku dhagan Horn Petroleum.
Macmil kusoo dhawow Nur al. Haramain hajj,umrah and travel agency waxa Ku diyaar ah halkan ticket localka iyo international Ka iyo visa yasha adeegyada xajjka iyo cumarada oo dhaystiran