Xaaji Cawaale

Xaaji Cawaale Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xaaji Cawaale, News & Media Website, 12streat, Mogadishu.

10/09/2026

Sidee loogu dhex nolan doona dadka noocan ah

07/09/2026

Inaalilaah. Dhulka Gaalada ankee Masaajidu wey ku badbaadaan. Makarafoonnadii oo aan laga fujin baa cagaf la iska galinayaa. 50 kor wey udhaafayaan Masaajidda la burburshay Mudqisho.

06/09/2026

Page kaan waxaan ooga hadlaa arimaha bulshada , wacyigalinta bulshada.

Fadlan page ka noo follow gareeya.

Muuqaalka Like, Share, Comment intaas isugu dara oo meel fog gaarsiiya

06/09/2026

Cunaaye oo ku sigtay inuu xamar save ka dhigo😅

Turkey-ga aad buu unecebyahay calankiisa in lagubo. Waa dad isla weyn. Laakiin Soomali ayuu faraha lasoo galay 😅
05/09/2026

Turkey-ga aad buu unecebyahay calankiisa in lagubo. Waa dad isla weyn.

Laakiin Soomali ayuu faraha lasoo galay 😅

05/09/2026

Shacabka ku nool degmada Dolow Gedo Somalia ayaa maanta ka banaanbaxay diyaaradii dhawaan duqeysey guriga Taliye shub

Xasan meel ku sheega?
05/09/2026

Xasan meel ku sheega?

04/09/2026

Xasanow shala markaad mucaaradka ahayd adigoon dowlad ahayn ayaad qori sidatay ogow

04/09/2026

Cunaaye oo maantay duurka ku dhuuntay kadib markii uu maqlay in la is duqaynaayo 🤣

Cunaaye Cigaal sheedaad wuu ka daranyahay shimbiraha xitaa bayraktar ayuu u maleeyaa 🤣🏃‍♂️

28/08/2026

Cuntada dhacday cunaaye ku jiraday

Address

12streat
Mogadishu
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaaji Cawaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share