Iskuulka iyo Xanaanada Caynu-Jaaluut

Iskuulka iyo Xanaanada Caynu-Jaaluut Iskuulka Iyo Xanaanada Caynu-Jaaluut wuxuu ku yaala Muqdishu , Dayniile,Oodweyne Quraca .

(Ubadkaaga mustaqbalkooda udoor)Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB. Waxaa socota isdiinwaangalinta qabashada ardeyda cusu...
27/07/2025

(Ubadkaaga mustaqbalkooda udoor)

Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB.

Waxaa socota isdiinwaangalinta qabashada ardeyda cusub.


25/07/2025

Jimco wanaagsan asxaabta ku xiran boogeena Facebook.
Ka faa,idayso waqtigaan oo alle wax weydiiso.

24/07/2025

Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB .
Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,
Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB .

Waxaan Kuu diyaarinay manhaj waxbarash oo ilmahu fahmi karaan iyo agab waxbarasho oo ubadka garaadkooda kor loogu qaadaayo.
Caynu jaaluut waa Mustaqbalka Ifaya ee Ubadkaaga.



xarunta dhexe kala xariir 612697030/0617000728

kusoo dhawoow meeshii ugu haboonayd ee ubadkaaga aad u doori lahayd .waxaan kuu haynaa manhaj  waxbarasho oo tayaysan.Qe...
24/07/2025

kusoo dhawoow meeshii ugu haboonayd ee ubadkaaga aad u doori lahayd .
waxaan kuu haynaa manhaj waxbarasho oo tayaysan.
Qeybaha Xanaanada :
1:Qeybta Dugsiga Qura,aanka kariimka oo ilmaha ay ku baranayaan muddo kooban, 6 bilood oo kaliya hingaada aqriska iyo qoraalka ayaa la barayaa.

2:Qeybta Dugsiga Hoose ,Dhaxe.
waxa u sii dheer ciyaarsiinta ilmaha aan gaarin da,da waxbarashada
Waxaa kuu diyaarinay meel ku haboon oo ah deegaan waxbarasho.
kala xariir faahfaahin dheeri ah: 0612697030/0617000728.

Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB

Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB .Waxaan Kuu diyaarinay manhaj waxbarash oo...
23/07/2025

Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,
Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB .

Waxaan Kuu diyaarinay manhaj waxbarash oo ilmahu fahmi karaan iyo agab waxbarasho oo ubadka garaadkooda kor loogu qaadaayo.
Caynu jaaluut waa Mustaqbalka Ifaya ee Ubadkaaga.



xarunta dhexe kala xariir 612697030/0617000728

Waxaa wali furan qabashada ardeyda iyo qeybta xanaanada caruurta .0612697030 0617000728
23/07/2025

Waxaa wali furan qabashada ardeyda iyo qeybta xanaanada caruurta .
0612697030 0617000728

Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,Waxaa si toos ah uga furmay xarumaha kala duwan qabashada diiwaangalinta ard...
22/07/2025

Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,
Waxaa si toos ah uga furmay xarumaha kala duwan qabashada diiwaangalinta ardeyda xanaanada Caruurta Ee Caynu Jaaluut.


xarunta dhexe kala xariir 612697030/0617000728

16/07/2025

Ubadkaaga mustaqbalkooda adaa ka masuul ah ,
Noogu Soo Hagaag AQOON IYO ASLUUB .
Waxaan Kuu diyaarinay manhaj waxbarash oo ilmahu fahmi karaan iyo agab waxbarasho oo ubadka garaadkooda kor loogu qaadaayo.
Caynu jaaluut waa Mustaqbalka Ifaya ee Ubadkaaga.


xarunta dhexe kala xariir 612697030/0617000728

Iskuulka Iyo Xanaanada Caynu-Jaaluut wuxuu ku yaala Muqdishu , Dayniile,Oodweyne Quraca .

BISHAARO BISHAARO BISHAARO Ubadkaaga Hadaad hormar la doonayso waxaan kuu haynaa fursadii ubadkaaga uga faaidayn lahayd....
13/04/2025

BISHAARO BISHAARO BISHAARO

Ubadkaaga Hadaad hormar la doonayso waxaan kuu haynaa fursadii ubadkaaga uga faaidayn lahayd.

Wixii faah faahin ah La xariir lamabarada hoose
0617000728

Address

Oodweyne-deyniile
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iskuulka iyo Xanaanada Caynu-Jaaluut posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share