Ururka Dhalinyarada Dagmada Bandiiradley

Ururka Dhalinyarada Dagmada Bandiiradley Ururka Dhalinyarada Dagmada Bandiiradley [ Bandiiradley youth clup ] ( B Y C )

22/11/2025

HAMBLYO HALMBLYO WAXAAN HALKAAN HAMBALYO UGA DURAYNAA 21NOVEMBER OOWGEED MALINTA MUCALIMINKA SOMALIYED.

Ururka dhalinyara Degnada Bandiiradley waxay sigaara hamblyo u dirayaan mucaliminta Degmada Bandiiradley.

Macallin waa iftiin bulsho, waa hormuudka aqoonta, waa kan dhisa jiilka berrito hoggaamin doona. Maanta oo kale waxaan u dabbaaldegaynaa dadaalkiinna, samirka, iyo juhdiga aad u hurtaan kobcinta carruurta iyo bulshada Dagmada Bandiiradley.

Macallinow, waxaad tihiin tiirarka horumarka; waa idinka kuwa na baray in nolol kasta ay laba dariiq leedahay—mid la maro iyo mid la maareeyo. Adinkaa na barey in rajo aysan waligeed dhammaan inta aqoon jirto.

Degmada Bandiiradkey maanta waxay ku faanaysaa macallimiinteeda kartida leh ee sidii laambad u shiday maskaxda jiilkooda. Waxaan idiin rajaynaynaa caafimaad, barwaaqo, iyo in aad mar walba ku sii adkeysataan dhismaha ardayda Degmada Bandiiradley.

Maalin farxad leh oo qurux badan aan idin rajaynaynaa Waad mudan tihiin sharaf,qaddarin,iyo mahadnaq aan dhamaad lahayn.

Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka dhalinyarada DAGMADA BANDIIRADKEY GALMUDUG SOMALIA.

12/11/2025
11/11/2025

Ururka dhalinyarada bandiiradley oo soodhaweyn diiran usameeyey musharax duqa dagmada galkacyo mudane muxyadiin sheekeeye.

30/10/2025
31/03/2025

Alcaasima Bandiiradley

Address

Mogadishu

Telephone

+252612962020

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Dhalinyarada Dagmada Bandiiradley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ururka Dhalinyarada Dagmada Bandiiradley:

Share