Xareed

Xareed Education, Development, Creativity

07/09/2022

Haddii aad rabto xasilooni iyo barako qoyska dhameyso wacdiga!
Wacdi aad u faa'ido badan oo reeraha u roon.
Sh Cabdulqaadir Arqam

26/07/2022

WAA MAXAY RAG QURUXDII?
QURUXDA RAGA WAA MAXAY?

Fiirso share dheh.

26/07/2022

Someone said talking about the problems of war: "We are producing an illiterate generation. Tell me, how can an illiterate person know right from wrong? We have now reached a point where there are some that don’t know the meaning of peace. They were born into conflict. What do they know of peace when 10 years of their life are spent in a war zone?"

Qof ayaa waxuu yiri asagoo ka hadlaya dhibaatooyinka ka dhasha dagaalada: "Waxaan abuuroonaa fac jaahil ah. Ii sheeg sidee qof jaahil ah u kala garan karaa sax iyo khalad (wanaag iyo xumaan)? Waxaynu gaarnay heer qaar aysan aqoonin macnaha nabad. Waxay ku dhasheen isku dhacyo. Maxay ka garanayaan nabad marka 10 sanno ee noloshooda ay ku qaateen goob dagaal?"

05/07/2022

Qeybo cajiib ah oo kamid ah tixdii Gurmad.

Gefkana bashar baad u tehee,
Haddaad ka garowdo khalad
Gob bay tahay caadadeed.

Haddaan guga kuu kordhaa
Gabow mooyee ku tarin
Garaad iyo waaya-arag,
Illayn wax ma dhaantid geed!

Abwaan Gaarriye (AUN)

25/06/2022

Saameynta ajaaniibta iyo horumarka technology ee shaqada.

24/06/2022

Qiso ku tuseysa qiimaha Hooyo ay leedahay iyo faa'idada laga helo wanaag u sameynteeda!

24/06/2022
15/06/2022

Lacagtu waxay muhiim ugu tahay nolosha sida biyaha muhiim u yahay.

Money is as important as water in life.
Take your independence from the lack of money colony!
Spend all your time and effort in how to get money sources.
Think!

Fadlan follow garee pageka oo la wadaag asxaabtaada.
Please follow the page and share to your friends.

09/06/2022

Gabay Cajiib ah

09/06/2022
04/06/2022

Sh Cabdulrashiid Sh Cali Suufi - Suuratul Faatixa

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xareed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share