Mowliid Abdulle

Mowliid Abdulle Mogadisho

05/03/2024

Face To Face >[ Dagaalkii burka iyo xalwada

04/03/2024

Luuqad ay dumarka fahmeyn an kuwada hadalno

Adna wax ku darso Libaaax

04/03/2024

Atatata hayeelin hayeelin
Shaba Laala cariiri oo dareemoya dhulka dhan walaka so xirtay
Qofta back 3 la dheeloysaaa

03/03/2024

My BroH Qoftan cml wa u bahantahy ayada cuntadeyda u daran ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

03/03/2024

Hadda Tagaanid qof asxaabtada ka mida oo maska ka baqo fulaygaas inta uka wac

Galabta Man United meeqa laka badin karaa Saadaasha wa xagiina?4=0
03/03/2024

Galabta Man United meeqa laka badin karaa
Saadaasha wa xagiina?

4=0

03/03/2024

Al Fanan lii Caato iyo Al Fanan Kashka oo Heeso ku Tartamay. ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€

๐ŸšจNews: Arsenal ayaa iskaga baxday Xiisahii Moises Caicedo
15/06/2023

๐ŸšจNews: Arsenal ayaa iskaga baxday Xiisahii Moises Caicedo

Ivan Fresneda ayaa ka tagikara  kooxdiisa kadib markii ay u laabatay heerka hoose waxana laku heli karaa ciyaariyankan 2...
06/06/2023

Ivan Fresneda ayaa ka tagikara kooxdiisa kadib markii ay u laabatay heerka hoose waxana laku heli karaa ciyaariyankan 20Mยฃ

Arsenal ayaa ka mid ah kooxaha aad u xiisaynayo!!!

Isha. [Farbrizio romano]

๐Ÿšจ Arsenal ayaa qorsheyneysa inee dalab 85M ah ka kudbiso kabtan West ham declan rice kadib markii la ciyaaro finalka koo...
02/06/2023

๐Ÿšจ Arsenal ayaa qorsheyneysa inee dalab 85M ah ka kudbiso kabtan West ham declan rice kadib markii la ciyaaro finalka koobka confirence league.

Baahida ay u qabto Arsenal ciyaariyankan ma ahan mid qarsan wax walbana way u sameyn dontaa sidee asaga u heli laheyd
^+[ jacob]

Mikel Arteta ayaa ogolaaday inoo saxiixa ugu horeeyo ka dhigto Drclan Rice.The Guadian
25/05/2023

Mikel Arteta ayaa ogolaaday inoo saxiixa ugu horeeyo ka dhigto Drclan Rice.

The Guadian

Kooxda Arsenal ayaa labo qorshe isku dhex wado.Kooxda ayaa ku dadalaysa in ay Heshiishyo waqti dheer ka saxiixato ciyaar...
23/05/2023

Kooxda Arsenal ayaa labo qorshe isku dhex wado.

Kooxda ayaa ku dadalaysa in ay Heshiishyo waqti dheer ka saxiixato ciyaaryahanada kooxda hadda joogo kuwa muhiimka ah.

Waxa la xasuusta bilihii laso dhafay kooxda heshiishyo waqti dheer ka saxiixay Ciyaryihanada kala ah Gabriel martille iyo Aaron Rasmdale kuwaaso kooxda waqti dheer la joogi doono halka Bukayo saka oo dhawanadan socdeyn wada hadalka heshiish kordhinta oo laku guulaystay in laka saxiixo qandaraas 4 sano ah.

Kooxda ayaa ku dadaalayso inee Asna captain_ka ka saxiixdo qandaraas dheer sida i fafaalada bixinayso Martin Odegaard ayaa ku faraxsan inoo Arsenal la joogo inta ka dhiman nolol ciyaaradkiisa.

๐ŸšจBukayo saka Hashiish 4 sano ah la gaaray kooxda Arsenal
23/05/2023

๐ŸšจBukayo saka Hashiish 4 sano ah la gaaray kooxda Arsenal

Is fahanka heshiish kordhinta Arsenal iyo Bukayo Saka ayaa maraayo xaalad gabogaba ah.Buakyo saka iqayskiisa ayaa ku far...
23/05/2023

Is fahanka heshiish kordhinta Arsenal iyo Bukayo Saka ayaa maraayo xaalad gabogaba ah.

Buakyo saka iqayskiisa ayaa ku faraxsan in ay wiilkooda Arsenal la joog.

Heshiishka bukayo saka kula jiro Arsenal ayaa dhacaayo 2024.

Wada xaajoodkii so bilawday Febuary ayaa dhamaad ku dhow Arsenal ayaa waqti dhow so bandhigi doonta heshiishka Bukayo saka.

Fabrizio Romano

Arsenal ayaa si aad ah uga fiirsanayso xidiga noqon doono badalka Granit Xhaka oo kooxda Arsenal ka tagayo bilaha so soc...
23/05/2023

Arsenal ayaa si aad ah uga fiirsanayso xidiga noqon doono badalka Granit Xhaka oo kooxda Arsenal ka tagayo bilaha so socdo.

Dooqyada aya isa so tarayo waqti walba Arsenal aya u arakta cida badali doonto Xhaka ciyaaryaho badan.

Jeams Madison ciyaariyahanka u dheelo liecester city ayaa si lama filaan ah uka mid noqday dooqyada Arsenal Ciyariyahankan Ayaa la rajeena ino liecester city iskaga tago hadey kooxda u laabato Heerka hoose Championship_ka England.

Ikay Gudogan iyo Mason Mount ayaa horay u ahaay dooqyo lama taabtan ah ee Arsenal haysatay.

Declan Rice arintiisa wa dhab Arsenal waxay u araktaa dooqa u muhiisan qadka dhexe daafaca Ay Arsenal doonayso.

The miror

Maxa kaga baxay ????????

๐ŸšจVini jr To Arsenal  deal done !!Madama isku dhaceyn Vini jr iyo Real madrid.Hadii Arsenal hesho ma kuso baxaa???
22/05/2023

๐ŸšจVini jr To Arsenal deal done !!

Madama isku dhaceyn Vini jr iyo Real madrid.

Hadii Arsenal hesho ma kuso baxaa???

Pep Guardiola " Waxan bartay xilli ciyaareydkaan marka la ciyaaraysid bukayo zaka mo salax gabriel martinelli Ama vinici...
22/05/2023

Pep Guardiola " Waxan bartay xilli ciyaareydkaan marka la ciyaaraysid bukayo zaka mo salax gabriel martinelli Ama vinicius jr waxa u baahantahay inaa haysatid difaacyo adag oo ka hortagi karo raggaas.

Ake waxoo nasiiyay awood taas oo ah aqoon

Kuso dhawaada Kooxda ugu Fiican magalada London.     Arsenal
22/05/2023

Kuso dhawaada Kooxda ugu Fiican magalada London. Arsenal

Address

Mogadishu

Telephone

+252682046502

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mowliid Abdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category