Baraawe Online

Baraawe Online Kusoo dhawaada Baraawe Online oo hel warar ku xiiso galiya

NISA ayaa xirtay Garaad Yaasiin oo looga shakisan yahay tuhun ah inuu xiriir la leeyahay Ururka AS. Warar soo baxaya aya...
24/10/2023

NISA ayaa xirtay Garaad Yaasiin oo looga shakisan yahay tuhun ah inuu xiriir la leeyahay Ururka AS.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ninkaan dhalinyarada ah uu muddo isbuuc ah Xiran yahay, iyadoo looga shaki qabo inuu aaminsan yahay ama xiriir la leeyahay AS.

24/10/2023

Kulankii labada ugaas ee Awdal iyo Scc.

Guddoomiyihii h**e ee Baarlamaanka Mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarla...
03/04/2022

Guddoomiyihii h**e ee Baarlamaanka Mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe ayaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Bari Waa Soon "Sheekh Umal Waa Malinka Koowaad Bari waana Ramadaan .
01/04/2022

Bari Waa Soon "Sheekh Umal Waa Malinka Koowaad Bari waana Ramadaan .

Maxamed Daahir iyo C/risaaq Ciid ayaa kala helay min 50 cod kadib doorasho ka dhacday Baladweyn waxaana la isla aaday wa...
23/03/2022

Maxamed Daahir iyo C/risaaq Ciid ayaa kala helay min 50 cod kadib doorasho ka dhacday Baladweyn waxaana la isla aaday wareeg 3-aad sii loo kala reebo labada musharrax.

Wada-hadalladii maanta dhex-maray Waftiyada Ukraine iyo Ruushka ayaa waxa kasoo baxaya waxyaabo badan oo xiiso leh.  Wax...
28/02/2022

Wada-hadalladii maanta dhex-maray Waftiyada Ukraine iyo Ruushka ayaa waxa kasoo baxaya waxyaabo badan oo xiiso leh. Waxaa kamid ah in waftiga Ukraine ka socday ay dhar iska caadi ah ku labbisteen, iyadoo arrintan ay saxaafaddu hadal haysay, halka dhinaca Waftiga Ruushka ka socday ay Suudhadh isku soo taageen.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaa...
28/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbohaarreey.

Tusbaxa uu wato Reysal wasaare Rooble waxey ku sheegeen inuu ku tasbiixsado "XAQDADOW MARABI HADAAN ARKANA MA DHAAFAYI" ...
25/02/2022

Tusbaxa uu wato Reysal wasaare Rooble waxey ku sheegeen inuu ku tasbiixsado "XAQDADOW MARABI HADAAN ARKANA MA DHAAFAYI" Ragii banaadiriga ahaa ee sheegay maanta in kuraasahooda laga boobay ayaa sidaas ku sheegay Reysal wasaare Rooble.

Shacabkii Ukrain oo hubkii qaatay, iyagoo xaafadahooda ka difaacaya Ruushka.
25/02/2022

Shacabkii Ukrain oo hubkii qaatay, iyagoo xaafadahooda ka difaacaya Ruushka.

War Dag Dag: Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo kaso muuqday Telefishinka qaranka ayaa sheegay wadada kaliya oo ciid...
25/02/2022

War Dag Dag: Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo kaso muuqday Telefishinka qaranka ayaa sheegay wadada kaliya oo ciidamada Ukrain ku badbaadi karaan ay tahay iyagoo Afgambi ku sameeya Dowladooda iyo Madaxweynahooda.

"Hal wado ayaa macquul ah oo aad ku badbaadi kartaan. Waa inaad afgambisaan Dowladiina iyo ninka idin taliya. Waa wadada kaliya ee idin furan" ayuu yiri Putin.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ruushka Mr. Sergei Lavrov: "Hubka markaad dhigtaan wada hadal diyaar ayaan u nahay"
25/02/2022

Wasiirka Arrimaha Dibedda Ruushka Mr. Sergei Lavrov: "Hubka markaad dhigtaan wada hadal diyaar ayaan u nahay"

Ciidamada Ukrain oo difaac ka galay mid kamid ah buundooyinka ugu muhiimsan magaalada Kiev. Iyo ciidanka Ruushka oo kuso...
25/02/2022

Ciidamada Ukrain oo difaac ka galay mid kamid ah buundooyinka ugu muhiimsan magaalada Kiev. Iyo ciidanka Ruushka oo kusoo socda halkaan

Sawirada Ciidamada Ukrain oo burburiyay Buundada weyn ee laga soo galo mid kamid ah wadooyinka caasimada Keiv si aysan u...
25/02/2022

Sawirada Ciidamada Ukrain oo burburiyay Buundada weyn ee laga soo galo mid kamid ah wadooyinka caasimada Keiv si aysan ugu soo talaabin Ciidamada Ruushka oo aad ugu soo dhow inay gudaha usoo galaan magaalo madaxda Ukrain.

Khadija Mohamed Almakhzoumi  ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop #034 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadi...
25/02/2022

Khadija Mohamed Almakhzoumi ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop #034 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

Ruushka oo saakay sidaan u galay taalada caankan magaalada Keiv. Sawirada waa Before and After. Waana labo sawir oo goor...
25/02/2022

Ruushka oo saakay sidaan u galay taalada caankan magaalada Keiv. Sawirada waa Before and After. Waana labo sawir oo goordhow la qaaday kahor inta aan la burburin iyo marka weerarka uu dhacay

Somaliland oo xadkeeda  adkaynaysa Wakhti aminga caalamku sii xumaanayo,
25/02/2022

Somaliland oo xadkeeda adkaynaysa
Wakhti aminga caalamku sii xumaanayo,

Yurub oo laga qaxayo. Waa caawa iyo Shacabka Ukrain oo barakac xoogan wada. Waxaana gabi ahaan joogsaday Tariinada iyo s...
25/02/2022

Yurub oo laga qaxayo. Waa caawa iyo Shacabka Ukrain oo barakac xoogan wada. Waxaana gabi ahaan joogsaday Tariinada iyo sidoo kale duulimaadyada.

Kaliya waxaa shaqeynaya basaska iyo gawaarida caadiga ah.

Qax iyo 2022 iyo qaaradda Yurub

Wariyahan oo Kamid ah Wariyashi Xabad-ka dhulka loo dhigay marki uu Tagay Degmada Kaxda Ayaa yiri Isagoona Ilmaynaya .🥲 ...
24/02/2022

Wariyahan oo Kamid ah Wariyashi Xabad-ka dhulka loo dhigay marki uu Tagay Degmada Kaxda Ayaa yiri Isagoona Ilmaynaya .🥲 ayna ka Muuqata Murugo iyo Qiiro .

marwalbo oo soo Xasuusto Caloosha ayaa i hurta sabab too ul ayey igu garaceen waligay saan leyma galin .

Waana Markii ugu h**eysay ee dhibato ley gaysta oo Xabadka Dhulka ley dhigo Haa Xabadka ayey dhulka ii dhigeen ayuu Celceliyey wariyahaan oo ay ilintu ka socoto .

Address

Mogadisho
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraawe Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baraawe Online:

Share