Mohamed Salah

Mohamed Salah Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Salah, Media/News Company, Holwadaag, Mogadishu.

28/05/2024

Mix Binds Nonsdtop
Video

20/05/2024

Aakhiro waxay imaan doonaan ayaga oo Allaah wey diinaya Sababta loo dilay Qofkii dilayna Dacwa ka ah oo dhahaya Allow weydii sababta uu qofkani ii dilay Markaasbuu Qofkii Jawaab u weyn doonaa Deedna Xaqiisa looga jarayaaa Jahanamana La geynayaa Qofkii dilay.
Waa ayaan Darro waxa aan arkeyno Maalmahan oo haddaan laga hortagin Cawaaqib xun Sababi karta.
waxaanse la yaabbanahy Dadka ku faraxsan
Aad ayaan oga xunnahay Falalkaan Alle ha u naxariisto Dhamaan Intii Xaq Darro loo dilay.

Dhageyso: Sheekh Umal O lahadlaya.
Dhiiga.

Waxaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabada qiimaha badan ee ciidul_fidriga waxa...
11/04/2024

Waxaan umada soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabada qiimaha badan ee ciidul_fidriga waxaan Alle ka baryaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubanayd ee aan soo gudanay bishii Ramadaan.

Ciidu waa munaasabad farxadeed oo ku wayn diinteena iyo dhaqankeena suuban. Waxaan shacabka soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmaynta iyo farxad_galinta masaakiinta iyo caruurta agoonta ah ee ku tabaalaysan daafaha dalka.

Ciid mubaarak ciidan ciideeda Alle ha nagu gaarsiiyo nabad,farxad,iyo caafimaad.

LMohamed Salah

11/04/2024

Xasan Gargurte OO Codsi Ciidamo Caalami ah Udirsaday Midawga Africa.😂😂😂😂😂😂😂

11/03/2024

Alxamdu lillah Alla aya mahad iska leh o Ramadanka nabad inagu so gaarsiyey kuwi Kafa'ideysta Allaha inaga dhigo.

Waxan Dadka Muslimiinta ah kubaraarujiniya iney ku dadaalaan bisha barakaysan ee ramadaanka.
Sidookale ay caawiyaan Dadka masaakiinta ah.

Ma leedahay page oo ma kamid tahay dadka kusoo gudbiya barnaamijyo waxtar u leh bulshada❓️ wali ma isku dayday ...
20/02/2024

Ma leedahay page oo ma kamid tahay dadka kusoo gudbiya barnaamijyo waxtar u leh bulshada❓️ wali ma isku dayday inaad lacag ka samayso page❓️Waxaan rabaa inaan ogaado haday jiraan dhalinyaro igu xidhan oo Facebook wax kusoo gudbiya waxaan rabaa 3 qof inaan u share gareeyo page kooda 3dexdaas qof waa in ay haystaan 10kun oo followers wax ka yar waa in ayna siyaasad iyo wax anshax xumo ah ka hadlin.) 3dexda qof ee shuruudahaas buuxiya waan garab istaagi doona insha allah commentiga Aan kaa dhex Arko hadaad kasoo baxday shuruudahaas 👇💯 kusoo motion garee qof aad is leedahay wuu kasoo bixi karaa shuruudahaas 🙏💯 Salah Mohamed Hussain Highlight.

Ciidamada xabashida oo difaacyo ka sameysanaya deegaanada dhaca xadbeenaadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya xilli xu...
16/01/2024

Ciidamada xabashida oo difaacyo ka sameysanaya deegaanada dhaca xadbeenaadka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya xilli xukuumada Addis Ababa ay sheegtay iney xoog ku hirgalineyso heshiiskii lagu siiyay qayb kamid ah xeebaha dalka
Somaaliya.

Mareykanka oo weli raadinaya labo askari oo ka tirsan ciidanka Badda Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya.
16/01/2024

Mareykanka oo weli raadinaya labo askari oo ka tirsan ciidanka Badda Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya.

10/06/2023

القرآن الكريم.

Waa Sawirada Meydadkii Carurtii Manta ku dhimatay gantaalkii ay riden ciidamada yugandha ee ku qarxay carurtaasi xili ay...
10/06/2023

Waa Sawirada Meydadkii Carurtii Manta ku dhimatay gantaalkii ay riden ciidamada yugandha ee ku qarxay carurtaasi xili ay kusugnayen duledka magalada qoryoley ee gobalka sh/Hose.
Ciidamada yugandha aya shaqo malmed ka dhigtay laynta dadka marasta ah aya ko ku an daconaya iney Al shabaab u Wadenhoe gantal kaasi.
Lama ogo sabab takentay in maras ah lalayo.

28/05/2023

Abwan Camaari.

Address

Holwadaag
Mogadishu
252

Telephone

+252616585610

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Salah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Salah:

Share