Horseed TV

Horseed TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horseed TV, TV Channel, 385, Mogadishu.

02/10/2026

Ciidanka gorgor oo maalin h**e soo gelay Magaalada Marko oo codkan gordhaw baraha bulshada ku faafiyay, dhanka kale Magaalada waxaa ka socda wahadal iyo is qancin.

29/09/2026

Taliye Cusmaan Muuse oo la dardaarmay ciidamada laga soo beddelayo degmada Marka ee Guutada 14-ka Oktoobar, ayaa sheegay in aysan jirin cid ka hari karta, isla markaana la qaadanayo amar kasta oo dowladda ah.

Sidoo kale Taliyaha Marna Masoo Hadal Qaadin Ciidamadii 3 Sano Ka hor lagu Laayey Kulyada Jaale Siyaad oo Ilaahada Qofna Maxkamad Loo Soo saarin.

28/09/2026

Jaaliyadda Beesha Biimaal ee Nairobi oo si kulul uga hadashay dhacdadii lagu laayay ciidamadii 14-ka Oktoobar ee Kulliyadda Jaalle Siyaad ee 2023,
Saddex sano kaddib, waxaa la doonayaa in intii ka hartay dib loo soo celiyo, lana geeyo deegaanka Raage Ceele oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Iyadoo dhacdadaasi lagu dilay 21 iyo 73 dhaawac, oo isbiic ku dahiisa 19 ruux ay ku dhinteen isbitaalka xooga, Dad loo Maxkamadeeyeyn aan la arkin.

12/09/2026

# JACEYL DHAXAL GALAY PART 3

03/09/2026

JACEYL DHAXAL GALAY PART 2

01/09/2026

JACEYL DHAXAL GALAY PART 1

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Soomaali, oo ay ka mid yihiin Senator Gacal iyo Xildhibaan Farxiyo, ayaa maanta gaa...
27/08/2026

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Maxamed Soomaali, oo ay ka mid yihiin Senator Gacal iyo Xildhibaan Farxiyo, ayaa maanta gaaray magaalada Marka, xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Wafdigan ayaa ah wafdi hordhac u ah safarka Guddoomiyaha Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, oo dhawaan la filayo inuu soo gaaro magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

21/08/2026

Maamo Cudurka ka Mudo la Dhibaneed oo Dalka Gudahiisa Lagu Daaweeyey.

14/08/2026

5 May 2024 Ayey Ka Dhaceen Lacag 50kun oo Doolarka Mareykanka ah Nabadoonka Beesha Sacad Taasoo uu Ku Gatay Dhul uu Isagu Lahaa Balse 2026 Waa xaa Duulan lagu Soo qaaday Beesha Sacad Dhulkooda.
Lkn Iayaga Waxay Sheegen In Sacad ay Is Difaan Hubka Ay Hayaan ee Beesha Biimaalna Sacad uu San Wax Ku Laheeyn.

Maxamed Maxamuud Jeeri iyo Maadey Cadow Sidaan Umad Masiirkooda Maku Sii Hogaami Karaan? Lacagtii Nawadoonkana Ma Celin Doonan?

12/08/2026

DAAWO: Farxadda iyo dareenka Sacdiya Bajaaj kadib markii maxkamaddu xorriyaddeeda dib ugu celisay..

Address

385
Mogadishu
252

Telephone

+252611585807

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category