Dharkeynley Hospital

Dharkeynley Hospital Dharkeynley Hospital is a locally established medical institution in Somalia, dedicated to delivering reliable and cost-effective healthcare services.

Ha sugin ilaa dhibaatadu sii weynaato, maanta bilow oo booqo Dhakhtarada Maqaarka Timaha iyo Cidiyaha si aad uhesho dary...
23/08/2026

Ha sugin ilaa dhibaatadu sii weynaato, maanta bilow oo booqo Dhakhtarada Maqaarka Timaha iyo Cidiyaha si aad uhesho daryeelka maqaarkaaga

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
โ€” at Dharkeynley Hospital

Hooyo iyo ilmaheeda waxay mudan yihiin daryeel caafimaadDharkeynley Hospital waxay kuu diyaarisaa daryeel gaar ah oo ku ...
23/08/2026

Hooyo iyo ilmaheeda waxay mudan yihiin daryeel caafimaad

Dharkeynley Hospital waxay kuu diyaarisaa daryeel gaar ah oo ku saabsan caafimaadka hooyada iyo dhallaanka

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
โ€” at Dharkeynley Hospital

23/08/2026

Finanka Wajiga & Khaladaadka Laga Fogaado

Ma ogtahay in qaar ka mid ah waxyaabaha aad samayso marka finanku wajiga kasoo baxaan ay xaaladda kasii dari karaan?

๐ƒ๐ซ. ๐‹๐š๐ฒ๐ฅ๐š ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‡๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž๐ข๐ง, Dhakhtarka Maqaarka, Timaha & Cidiyaha (Dermatologist), waxay ku takhasustay baaritaanka iyo daaweynta dhammaan xanuunnada maqaarka, timaha iyo cidiyaha. Ka hel daryeel casri ah, talo caafimaad oo sax ah, iyo daaweyn ku habboon xaaladdaada.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
โ€” at Dharkeynley Hospital.

22/08/2026

Haddii ilmahaagu qandho muddo hayso ama qandhadu soo noqnoqoto, ๐‡๐š ๐ฌ๐ฎ๐ ๐ข๐ง, ๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐๐ก๐š๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š๐š๐ ๐š ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐ž๐ฒ๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ.si loo baaro loona helo daryeel caafimaad oo ku haboon.

๐ƒ๐ซ. ๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ง๐ž Waa dhakhtar ku takhasusay daaweenta Xanuunada caruurta oo ka howl gala ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐ž๐ฒ๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

20/08/2026

Cunto xumada iyo cunto cunis laโ€™aanta caruurta waa arimo muhiim ah oo u baahan in waalidiintu si gaar ah uga feejignaadaan.

๐ƒ๐ซ. ๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐—๐š๐ฅ๐š๐ง๐ž ayaa sharxaya sababaha keena cunto-xumada carruurta, calaamadaha lagu garto iyo sida waalidku uga hortagi karo.
๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

18/08/2026

๐๐จ๐จ๐œ๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐๐š, ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐จ๐จ๐œ๐ฒ๐š๐๐š ๐Š๐ก๐š๐ฅ๐ค๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐๐š๐๐š ๐‡๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š

Dr Mukhtar Abdi Yusuf oo sharaxaya si aad u fahanto noocyada caadada, waxa caafimaadka muhiimka u ah iyo khalkhalka caadada, iyo goorta ay muhiim tahay in talo caafimaad la raadsado.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

17/08/2026

๐‰๐ž๐ž๐ฑ ๐ฃ๐ž๐ž๐ฑ๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฆ๐š ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐ข๐›๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ?
Ha sugin in dhibaatadu sii kororto, maqaarkaaga wuxuu u baahan yahay daryeel iyo la tacaalid.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

๐‹๐š ๐’๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‹๐ž๐กLa soco caafimaadka hooyada iyo ilmaha inta lagu jiro uurka, si loo xaqiijiyo uur caafimaad ...
16/08/2026

๐‹๐š ๐’๐จ๐œ๐จ๐๐ค๐š ๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐‹๐ž๐ก

La soco caafimaadka hooyada iyo ilmaha inta lagu jiro uurka, si loo xaqiijiyo uur caafimaad qaba iyo dhalmo wanaagsan.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”๐‹๐„๐˜๐’๐€๐“๐€๐˜๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ardayda ku guuleysatay I...
15/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”๐‹๐„๐˜๐’๐€๐“๐€๐˜

๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐š๐ฒ๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan ardayda ku guuleysatay Imtixaanka ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Guushiinnu waa mid mudan in la xusoโ€”waa bilowga mustaqbal cusub, fursado waaweyn iyo riyooyin rumoobaya.

Dharkaynley Hospital waxay mar walba garab taagan tahay bulshada, iyadoo bixisa adeeg caafimaad oo tayo leh, daryeel naxariis leh iyo khibrad lagu kalsoonaan karo.
๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š - ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐š๐ฅ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐›๐ž๐ซ๐ซ๐ข.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š
๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

11/08/2026

๐Ž๐ ๐จ๐ฐ ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐ญ๐š โ€“ ๐ก๐ž๐ฅ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐๐š ๐š๐ก โ€“ ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ค๐ฎ ๐ก๐š๐›๐›๐จ๐จ๐ง.

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐š๐ซ ๐€๐›๐๐ข ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ,Dhakhtarka Haweenka iyo Hooyada uurka leh ee ๐ƒ๐ก๐š๐ซ๐ค๐ž๐ฒ๐ง๐ฅ๐ž๐ฒ ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ, wuxuu ka hadlayaa muhiimada ay leedahay in la baaro sababta caado wareerka ka hor inta aan la bilaabin daawo.

๐‡๐š๐๐š๐Ÿ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐š๐š๐๐ข๐๐š ๐ญ๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š

๐Ÿฉบ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—น๐—ฒ๐˜† ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐Ÿ“ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐Ÿ“ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•
Dharkeynley Hospital โ€“ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan

Address

Dharkeynley Dabakaayo Madow
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dharkeynley Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dharkeynley Hospital:

Shortcuts

Share