Arla Media

Arla Media warar xaqiiqa oo sugan , Somali iyo Calamkaba

25/03/2026

Train ka madaxweyne xasan oo dhaqaaqay ma gaari doona Hadafkisa

DEGDEG: Qimaha shidaalka ayaa hoos u dhacay kadib Hadalki Trump ee ah in ay wada hadal u bilowdeen isaga iyo Iran
23/03/2026

DEGDEG: Qimaha shidaalka ayaa hoos u dhacay kadib Hadalki Trump ee ah in ay wada hadal u bilowdeen isaga iyo Iran

BARIGA DHEXE: Israel oo duqaysay Beirut iyadoo ka jawaabeysa Duqaymihi xalay xisbulah ka geysatay Israel
02/03/2026

BARIGA DHEXE: Israel oo duqaysay Beirut iyadoo ka jawaabeysa Duqaymihi xalay xisbulah ka geysatay Israel

Arsenal waxay ka Gudubtay labo kulan oo adag 5 dhibic ayey ku haysaa horyaalka iyado Man city kulan u laalan yahay. MA Q...
02/03/2026

Arsenal waxay ka Gudubtay labo kulan oo adag 5 dhibic ayey ku haysaa horyaalka iyado Man city kulan u laalan yahay. MA QAADI KARTAA ARSENAL SANADKA HORYAALKA 21SANO KADIB

Qaraxyo wawayn  ayaa laga maqlaya Jerusalem,  sida ay kuso waramayso AFP.
02/03/2026

Qaraxyo wawayn ayaa laga maqlaya Jerusalem, sida ay kuso waramayso AFP.

02/03/2026

Iraan oo shaacisay diyaaradaha aan duuliyaha alahayn oo tira beela kuwaas oo ku jira dhulka hoostiisa , waa diyaaradihi loo isticmaalay in lagu dhuqayo xarumihii dowlada marakaykanka ee Bariga dhexen

Iraan ayaa weli wada weraro aan kala joogsi lahayn Qatar, UAE, Kuwait  ayaa saakana la duqayay
02/03/2026

Iraan ayaa weli wada weraro aan kala joogsi lahayn Qatar, UAE, Kuwait ayaa saakana la duqayay

Shirkada DP- world oo shacisay in Dekeda Jsbal ali shaqo bilowday manta oo isnina kadib marki iran duqayn ku fulisay
02/03/2026

Shirkada DP- world oo shacisay in Dekeda Jsbal ali shaqo bilowday manta oo isnina kadib marki iran duqayn ku fulisay

BARIGA DHEXE : Ingiriiska oo ogoladay in maraykanku isticmaalo xarumihisa ciidan ee bariga dhexe . Tan ayaa ka dhigaysa ...
02/03/2026

BARIGA DHEXE : Ingiriiska oo ogoladay in maraykanku isticmaalo xarumihisa ciidan ee bariga dhexe . Tan ayaa ka dhigaysa in ingriiskuna kuso biiray dagaalka iran ay kula jiraan xulufada marakanka

01/09/2025

Degaanka Maraye ee Degmada EYL ayaa sidoo kale lagaga mudaharaday war dhowaan kasoo baxay wasaarada kalluumeysiga Puntland oo sheegtay in aragoostada loo xirmaynayo marakiibta Ajaanibtaa

01/09/2025

Daawo Mudaharaad loga so horjeedo : wasaarada Kalluumeysiga Iyo Khayraadka badda puntland Ayaa Badda ka mamnuucday Kallumaysatidi Somalida iyadoo u fasxday maraakibti ajanibta .

29/08/2025

GOORDHOW FILO: Mudaharaado waweyn oo looga soo horjeedo wasaarada kalluumeysiga Puntland oo maraakib ajaaniba u xirtay Badda iyadoo ka saartay Xoogsatadi Somaliyeed

Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arla Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share