Fagaare Media

28/02/2024

Asc

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo bandhiggiisa koowaad ee Xildhibaannada shalay Boosaaso ku soo baxay iyo qaar ka mi...
06/03/2022

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo bandhiggiisa koowaad ee Xildhibaannada shalay Boosaaso ku soo baxay iyo qaar ka mid Xildhibaanadi Garowe horay uga soo gudbay
Fagaare Media

BOSASO" Sawirada 16 ka Xildhibaan Golaha Shacabka ee maanta lagu doortay magaalada Bosaso.  Fagaare Media
05/03/2022

BOSASO" Sawirada 16 ka Xildhibaan Golaha Shacabka ee maanta lagu doortay magaalada Bosaso.
Fagaare Media

Sideedda xildhibaan ee maanta lagu doortay magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland
05/03/2022

Sideedda xildhibaan ee maanta lagu doortay magaalada Boosaaso ee Maamulka Puntland

Hambalyo Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa loo doortay  .157, wuxu noqonayaa kursigii ugu h**eeyay ee Boosaaso lagu door...
05/03/2022

Hambalyo
Maxamuud Axmed Aadan Geesood ayaa loo doortay .157, wuxu noqonayaa kursigii ugu h**eeyay ee Boosaaso lagu doorto.
Fagaare Media

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa   shaaciyay guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Ga...
05/03/2022

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista 5 kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Gaalkacyo oo h**ey loo shaaciyey iyo jadwalka qabashada Doorashada.

Fagaare Media

Madaxweyne Farmaajo ayaa berri ku wajahan dalka Qadar isaga oo la kulmi doona Amiirka Qadar Sh.Tamiim -Wakaalada Wararka...
04/03/2022

Madaxweyne Farmaajo ayaa berri ku wajahan dalka Qadar isaga oo la kulmi doona Amiirka Qadar Sh.Tamiim -Wakaalada Wararka Qatar ayaa shaacisay.

Fagaare Media

04/03/2022

DGDEG:Madaxeeynaha Puntland, Siciid Deni ayaa xilka ku celiyey agaasimihii ciidanka PSF, magaca hey'addana wax-ka-beddeley.

Magacaabistan ayaa timi kaddib wada-hadallo dhowr ah oo yeesheen madaxweynaha iyo isimada dhaqanka gobolka Bari, kaddib xilka qaadistii agaasimaha ee dagaalka sababtay.
---
1. Waxaa S/Guuto Maxamed Aamiin Cabdullaahi Xaaji Khayr loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka gaarka ah ee Sirdoonka Puntland (Puntland Intelligence Special Forces).

2. Waxaa S/Guuto Maxamuud Cismaan Cabdullaahi loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka Kommandooska Amniga Puntland (Puntland Security Commando Forces).

Si waafaqsan xeerarka iyo shuruucda Dalka u dagsan, dib ayaa laga soo saarayaa xeer nidaamiye qeexiya kala xadeynta waajibaadka guud ahaan ciidamada kala duwan ee Puntland.

*Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

Fagaare Media

Baydhabo:Lix xildhibaan oo cusub ayaa maanta lagu doortay, kuwaas oo beddeleya kuwo h**e:1- Aadan Maxamed Cali2- Cabdill...
03/03/2022

Baydhabo:Lix xildhibaan oo cusub ayaa maanta lagu doortay, kuwaas oo beddeleya kuwo h**e:

1- Aadan Maxamed Cali
2- Cabdillaahi Maxamed Cali
3- Axmed Sheekh Maxamed
4- Jaamac Taqal Cabaas
5- Muqtaar Maxamed Guuleed
6- Ismaciil Iidow Maxamed

JUST IN:Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Agaasimihii uu xilka ka qaaday ee ciidanka sida gaarka ah u tababbaran ee ...
01/03/2022

JUST IN:Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Agaasimihii uu xilka ka qaaday ee ciidanka sida gaarka ah u tababbaran ee PSF Gen.Maxamuud Diyaano ayaa kulan ay albaabadu u xidhan yihiin ku leh Madaxtooyada Boosaaso, kaasi oo ka qayb-geleyaan isimada dhaqanka gobolka Bari.

Kulanka ayaa noqonaya kii u horreeyey ee labada mas'uul yeeshaan tan iyo dagaalkii Boosaaso ee ka dhashay xilka qaadista Agaasimaha PSF.

Dalalka Haysta Hubka wax gumaada ee Niyuklayrka, Pakistan ayaa ah dalka Muslimka ee haysta hubkaas.
01/03/2022

Dalalka Haysta Hubka wax gumaada ee Niyuklayrka, Pakistan ayaa ah dalka Muslimka ee haysta hubkaas.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka 6 kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo...
28/02/2022

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyay jadwalka 6 kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo.

Address

Maka Al Mukarama
Mogadishu
[email protected]

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fagaare Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fagaare Media:

Share