Aman Rachid

Aman Rachid Arts, Entertainment, and Marketing

Sannadkii 1945-kii, Tsutomu Yamaguchi wuxuu ka badbaaday qarixii ugu horreeyay ee atomiga nugliyeerka ee Hiroshima, in k...
14/02/2023

Sannadkii 1945-kii, Tsutomu Yamaguchi wuxuu ka badbaaday qarixii ugu horreeyay ee atomiga nugliyeerka ee Hiroshima, in kasta oo uu hawada sida duufaanta oo kale ugu wareegsade kadibna si waji waji ah ugu so dhacay meel god ah. Waxa uuna si degdeg ah uga soo kabtay wixi so gaare, kadib waxa uu raacay tareen u socday Nagasaki, isaga oo yimid waqtigii bamka labaad ee nugliyeerka ka dhacay Nagasaki. Isla Midkaasna wuu ka badbaaday.

Naf walba waqtigede ledahay.

Sawirkan waa 2gabdhood oo walaala ah, isku hooyo iyo aabe ayeena yihiin, DNA laga qaade ayaana xaqiijise in ee isla dhas...
11/02/2023

Sawirkan waa 2gabdhood oo walaala ah, isku hooyo iyo aabe ayeena yihiin, DNA laga qaade ayaana xaqiijise in ee isla dhasheen oo walaala dhab ah yihiin.

Mucjiso.

Sawirka qof dumar ah ee ka badbaade duqeyntii nukliyeerka ee ka dhacde nagasaki 1945.
11/02/2023

Sawirka qof dumar ah ee ka badbaade duqeyntii nukliyeerka ee ka dhacde nagasaki 1945.

Sawirkan aad ujeedan waa askari, xiliga la qaaday labada sawir waxa udhaxeesa 4sano oo kaliya waana xiligii dagaalki 2aa...
11/02/2023

Sawirkan aad ujeedan waa askari, xiliga la qaaday labada sawir waxa udhaxeesa 4sano oo kaliya waana xiligii dagaalki 2aad ee aduunka socday 1941-1945.

1941 aya la qaade 1945 aya laqaade

Namibia, meesha saxaraha iyo badweynta kukulmaan.
07/02/2023

Namibia, meesha saxaraha iyo badweynta kukulmaan.

Waa journal soo baxay 80 sano kahor, dadku waxa ay diirada saarayen siyaasad iyo dagaal oo kaliya, waxbarashadi, caafima...
07/02/2023

Waa journal soo baxay 80 sano kahor, dadku waxa ay diirada saarayen siyaasad iyo dagaal oo kaliya, waxbarashadi, caafimadki, fununta kala duwan iyo cilmigaba wa aya iska indha tireen, wali waxaa lajooga 80sano kahor meeshi lajoogay oo wax horumar ah laguma tilaabsan.
Dadka allaha soo jeediyo hana kala qaboojiyo.

Las vegas 1952                                     Las vegas 2023
07/02/2023

Las vegas 1952 Las vegas 2023

Marka aad kuduceesato roob in uu yimaado waa in aad la tacaasha sido kale dhiiqada.Shey walba caqabadisu wataa.
07/02/2023

Marka aad kuduceesato roob in uu yimaado waa in aad la tacaasha sido kale dhiiqada.
Shey walba caqabadisu wataa.

Waxa la ogaaday in 80% luqadihii ibnu-adamka kuhadli jireen in dunida ay kadabar go'een.
05/02/2023

Waxa la ogaaday in 80% luqadihii ibnu-adamka kuhadli jireen in dunida ay kadabar go'een.

Sannadkii 2010-kii, saxmaddi ama jaamki ugu weyna ee taraafikada adduunka ayaa ka dhacay magaalada Beijing ee dalka Shii...
05/02/2023

Sannadkii 2010-kii, saxmaddi ama jaamki ugu weyna ee taraafikada adduunka ayaa ka dhacay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha. Waxa uuna jaamkaas dhererkiisu ka badnaa 60 mayl (97 km) waxa uuna qaatay in uu dhamaado 10 maalmood.

Kadib markii la sameeyay daraasad waxa la ogaaday 60% dadka isku dayay inay isdilaan in uu kuyaryahay vitamin D-ga.
05/02/2023

Kadib markii la sameeyay daraasad waxa la ogaaday 60% dadka isku dayay inay isdilaan in uu kuyaryahay vitamin D-ga.

Ninka dhagax jabiyaha ah waxa laga yaaba in uu boqol jeer(100) dhagaxa garaaco si uu ujabiyo balse ee usuurta gali weeso...
03/02/2023

Ninka dhagax jabiyaha ah waxa laga yaaba in uu boqol jeer(100) dhagaxa garaaco si uu ujabiyo balse ee usuurta gali weeso oo uu dhagaxi umuiqan waayo in uusan dilaaceyn, balse garaacida boqol iyo koowaad(101) waxaa dilaacaya dhagaxi, taas waxa ay macnaheedu tahay in kudhufashadi 101 in aysan aheen garaacidi sababtay in uu dhagaxi dilaaco ee waxa dhagaxa dilaaciyay ay tahay garaacisti badneed ee kaso h**eese tan udanbeyse.

Ujeedadu waxa ay tahay, in marki aad rabto in aad howl qabato aadan h**e kafilan guul balse aad sugto, sabarna yeelato illa howshadi halmar kaguul gaartid.

Address

Wadnaha Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 23:00
Tuesday 09:00 - 23:00
Wednesday 09:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 23:00
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 23:00
Sunday 09:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aman Rachid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share