Aqoon maal

Aqoon maal dhisaha qalbiyada xog ogaaal

Permanently closed.
11/10/2025
21/08/2024

Continue. Don't give up

Mustaqbalka waa jirjiroole boqol waji leh waxii laga sadaaliyaana waa uun nasiib   nageeye
02/10/2023

Mustaqbalka waa jirjiroole boqol waji leh waxii laga sadaaliyaana waa uun nasiib

nageeye

●●Awoodda Istiqfarta (cafis weydiisasho)●●1. Istiqfaartu waxa aay kaa saartaa wer,werka.2. Istiqfaartu waxay furaysaa al...
05/04/2023

●●Awoodda Istiqfarta (cafis weydiisasho)●●

1. Istiqfaartu waxa aay kaa saartaa wer,werka.
2. Istiqfaartu waxay furaysaa albaabka Risiqa.
3. Istiqfartu waa marinka gargaarka & farxada
4. Istiqfaartu waxay furtaa albaabka Naxariista.
5. istiqfaartu waxay furaysaa albaabka aqoonta
6. Istiqfaartu waa marinka wax soo saarka.
7. Istiqfaartu waxa aay kordhisaa awooda.

Wuxuu yiri imaam sufyaan athowri:Hadaa allaah ka cabsato asigaa dadka kaa kaafinaayo,hadii aad dadka ka cabsato waxba ku...
01/10/2022

Wuxuu yiri imaam sufyaan athowri:
Hadaa allaah ka cabsato asigaa dadka kaa kaafinaayo,hadii aad dadka ka cabsato waxba kuu tari maayaan.

Nin xakiim ah ayaa wiilkiisa ku yiri: wiilkeygiyoow inta aad nooshahay saddex arin ku dadaal:-Cuntada ugu fiican inaad c...
27/07/2022

Nin xakiim ah ayaa wiilkiisa ku yiri: wiilkeygiyoow inta aad nooshahay saddex arin ku dadaal:

-Cuntada ugu fiican inaad cunto
-Gogosha ugu fiican inaad ku seexato
-Guriga ugu fiican inaad degto!

Wiilkii ayaa ku jawaabay: Aabe annagu dad sabool ah ayaan nahay sidee ayey waxaas oo dhan iigu suurta geli kartaa?

Ninkii xakiimka ahaa ayaa yiri:
- Marka aad gaajooto keliya haddii aad wax cunto...waxay noqoneysaa cuntada ugu fiican
- Marka aad shaqeyso oo aad daasho gogosha aad ku seexato waxay noqoneysaa gogosha ugu fiican.
- Haddii aad dadka kula dhaqanto dabeecad wanaagsan qalbigooda ayaad degaysaa, sidaasna waxaad ku degtay guriga ugu fiican ee la d**o.

W/Q: musatafe Cawil xasan

07/03/2022

ونحن أمة إذالم نعمل بما في كتاب ربنا فلا قيمة لنا

𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐛𝐮𝐝𝐨 𝐡𝐚 𝐮𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚𝐭𝐨 .𝐃𝐡𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐲𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐣𝐚𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧...
11/10/2021

𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐢𝐥𝐚𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐛𝐮𝐝𝐨 𝐡𝐚 𝐮𝐛𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚𝐭𝐨 .
𝐃𝐡𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐢𝐧𝐚 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐚𝐲𝐢𝐦𝐢𝐝 𝐣𝐚𝐡𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚 .
𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨𝐝 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐞𝐲 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚 𝐣𝐢𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐭𝐚𝐧 𝐝𝐮𝐧𝐚𝐰𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐢𝐝 /𝐮𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐥𝐚𝐚𝐭𝐢𝐝 𝐚𝐚𝐤𝐡𝐢𝐫𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐢𝐝 .

𝐒𝐇 : 𝐌𝐔𝐒𝐓𝐀𝐅𝐀 𝐗𝐀𝐀𝐉𝐈 𝐈𝐒𝐌𝐀𝐂𝐈𝐋

Address

Mogadishu

Telephone

+252617980893

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon maal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aqoon maal:

Share