Jey Production

Jey Production Jey Production waxaa ka helaysaa duubista Filimada, Photography, Videography & Editing. Balanteena waa Muuqaal qurux badan ku raali galiya.

⚽🎖️HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 🏅🏆 Waxaa halkaan ugu hambalyeynayaa Walaalkeena   ayaa loo doortay garsoorahii ugu fiicnaa...
20/11/2025

⚽🎖️HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO 🏅🏆 Waxaa halkaan ugu hambalyeynayaa Walaalkeena ayaa loo doortay garsoorahii ugu fiicnaa qaaradda Afrika 2025.

Guusha Cumar waa Guul weyn taariikhi ah oo usoo hooyatay dhammaan umadda Soomaaliyeed🇸🇴🙌🏾

Kulankii u dhaxeeyay xulkeena Qaranka Soomaaliya iyo xulka dalka Kenya oo bar baro 1-1 kusoo dhamaaday.Mahadsanidiin Mac...
18/11/2025

Kulankii u dhaxeeyay xulkeena Qaranka Soomaaliya iyo xulka dalka Kenya oo bar baro 1-1 kusoo dhamaaday.

Mahadsanidiin Macalimiinta iyo Ciyaartoyda waxaa soo bandhigteen ciyaar wanaag.


🇸🇴

Dabaal dega goolka Bareejada ee kabtan Anas noo dhaliyay.SOMALI 1️⃣ - 1️⃣ KENYA
18/11/2025

Dabaal dega goolka Bareejada ee kabtan Anas noo dhaliyay.

SOMALI 1️⃣ - 1️⃣ KENYA


SOMALI 1️⃣ - 1️⃣ KENYA
18/11/2025

SOMALI 1️⃣ - 1️⃣ KENYA


HT: Qarankeena Somaaliya  0 - 1  Kenya.
18/11/2025

HT: Qarankeena Somaaliya 0 - 1 Kenya.

Half time HT - SOMALI 0️⃣ - 1️⃣ KENYA
18/11/2025

Half time
HT - SOMALI 0️⃣ - 1️⃣ KENYA


Sawiro soo gelitaanka Garoonka ciyaarta ka hor & Photo group.
18/11/2025

Sawiro soo gelitaanka Garoonka ciyaarta ka hor & Photo group.

Iskululeynta ciyaartoyda xulkeena qarankeena Soomaaliya ka hor kulanka maanta Kenya.
18/11/2025

Iskululeynta ciyaartoyda xulkeena qarankeena Soomaaliya ka hor kulanka maanta Kenya.


Shaxda rasmiga ah xulkeena qarankeena Soomaaliya kulanka maanta Dalka Kenya.
18/11/2025

Shaxda rasmiga ah xulkeena qarankeena Soomaaliya kulanka maanta Dalka Kenya.


Taagerayaasha  Xulkeena Qaranka Soomaaliya Waa Diyaar galabta 🇸🇴🇸🇴Xulka qaranka Soomaaliya guul u rajaynayaa inshaa.
18/11/2025

Taagerayaasha Xulkeena Qaranka Soomaaliya Waa Diyaar galabta 🇸🇴🇸🇴
Xulka qaranka Soomaaliya guul u rajaynayaa inshaa.


Macalimiinta iyo ciyaartoyda qarankeena 17-jirada Soomaaliya oo gaaray garoonka Adey Abeba oo aan kula ciyaari doono Wad...
18/11/2025

Macalimiinta iyo ciyaartoyda qarankeena 17-jirada Soomaaliya oo gaaray garoonka Adey Abeba oo aan kula ciyaari doono Wadanka Kenya.

Qarankeena Soomaaliya oo kulan xiiso badan la ciyaari doona dhigooda Wadanka Kenya.Yaa badin doona Asxaabta?Daawade arag...
18/11/2025

Qarankeena Soomaaliya oo kulan xiiso badan la ciyaari doona dhigooda Wadanka Kenya.
Yaa badin doona Asxaabta?
Daawade aragtidaada waa muhiim.

Address

Xamar Weyne
Mogadishu

Telephone

+252615727945

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jey Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jey Production:

Share

Category