JARAS MEDIA

JARAS MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JARAS MEDIA, Media/News Company, Mogadishu.

Guusha ninkii gooba waa ka gun gaaraaye
Guri jif iyo laguma helo gashiin la cunaaye
Guri weyn iyo laguma helo gogol raaxaade
Gani iyo laguma gaaro gows nin leeyahaye
Gaf naftaada ka gashiyo laguma helo canaan joogtaaye
Goofaaltan iyo ma ahan xaajo gaaraay

Maanta waa maalinta carafa ilaahay ha naga dhigo kuwii  loo Dambi dhaaafo🤲📿
28/05/2026

Maanta waa maalinta carafa ilaahay ha naga dhigo kuwii loo Dambi dhaaafo🤲📿

Hambalyo 15-ka May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 🇸🇴Maanta oo ah 15-ka May, waxaan si weyn u xusaynaa maalinta qii...
16/05/2026

Hambalyo 15-ka May – Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 🇸🇴
Maanta oo ah 15-ka May, waxaan si weyn u xusaynaa maalinta qiimaha badan ee dhalinyarada Soomaaliyeed. Waa maalin xambaarsan geesinimo, waddaniyad, hal-abuur, iyo rajada mustaqbal ifaya oo ay dhalinyaradu hormuud u yihiin.
Dhalinyarada Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada, waana awoodda ugu weyn ee dalka dib u dhiskiisa, horumarkiisa, iyo ilaalinta nabadda. Waxaa idin saaran masuuliyad weyn oo ku saabsan kobcinta aqoonta, ilaalinta midnimada, iyo ka shaqeynta horumar waara oo ummadda Soomaaliyeed gaarsiisa meel sare.
15-ka May waa xusuus taariikhi ah oo ina baraysa in dhalinyaradu ay yihiin tiirka qaranka. Waa maalin dhiirrigelin u ah jiilka maanta iyo kuwa soo koraya si ay uga qeyb qaataan dhismaha dalkooda, una noqdaan hoggaamiyeyaal leh karti, daacadnimo, iyo himilo fog.
Dhalinyarooy, ha quusanina. Ku dadaala waxbarashada, shaqada, iyo horumarinta naftiinna. Soomaaliya waxay idiinka baahan tahay maskaxdiinna, kartidiinna, iyo dadaalkiinna.
Guul, Gobannimo, iyo Horumar ayaan idiin rajeynayaa.
Hambalyo dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan! 🇸🇴✨

05/05/2026

yaa rabi side u qurxanyihiin dhamantod natiijdo qurux badan u sii

Dhawaaqa gugac xooggan iyo roobab lixaad leh ayaa magaalada Muqdisho muddo Hal saac oo xiriir ah ka da'aya, balse khasaa...
05/05/2026

Dhawaaqa gugac xooggan iyo roobab lixaad leh ayaa magaalada Muqdisho muddo Hal saac oo xiriir ah ka da'aya, balse khasaaraha ugu daran waxa uu kasoo gaarayaa qoysaska danyarta ah ee ku nool xeryaha barakacayaasha oo dagan guryo ka sameeysan cooshado.

01/05/2026

Mehsii jowhar eheed cali guudlawe wuxu ka dhigay meel lagu niikiyo kk xisbigii xasan wakaa JPS kk

29/04/2026

Allow yaaa u sheego qosol iyo farxad inay iskuulka ugu danbeyn doonta😭❤️

Hambalyo, natiijo wacan Alle ha idiin siiyo.

Waa mid ka mid ah caasimadaha Geeska Afrika 🌍🇸🇴Haddii aad aqoonsato, nala wadaag magaceeda!
28/04/2026

Waa mid ka mid ah caasimadaha Geeska Afrika 🌍🇸🇴
Haddii aad aqoonsato, nala wadaag magaceeda!

27/04/2026

Beautiful ride in Switzerland 🚴‍♂️

26/04/2026

yaa alaah😭😭

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JARAS MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share