Hufnan Media

Hufnan Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hufnan Media, News & Media Website, .

25/07/2026

Ku duceyso ducadaan 👀💯💯

Please



🙏🥺

02/07/2026

Maxaa ka ogtahay kariiye xiritaankiisa

Ila daawo muqaalkan

Nagu Soo biir oo noo dheh 🙏

 : Xiisad Ciidan oo laga Dareemayo Duleedka Magaalada BaydhaboDhaqdhaqaaqyo ciidan oo is barbar socda ayaa laga soo shee...
02/07/2026

: Xiisad Ciidan oo laga Dareemayo Duleedka Magaalada Baydhabo

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo is barbar socda ayaa laga soo sheegayaa deegaannada ku hareeraysan magaalada Baydhabo, iyadoo xaaladda amni ay weli tahay mid si dhow loola socdo.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kordhiyeen dhaq-dhaqaaqyadooda iyo feejignaanta amni ee ka socda duleedka magaalada, halka sidoo kale la soo sheegayo in ciidamo taageersan madaxweynihii h**e ee Koonfur Galbeed Laftagareen ay iyaguna wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda deegaannada ku dhow Baydhabo.

Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo xaqiijinaya inuu dagaal dhex maray dhinacyada la sheegay inay dhaq-dhaqaaqyada wadaan. Sidoo kale, mas'uuliyiinta ay khusayso k**a aysan soo saarin war rasmi ah oo faahfaahinaya ujeeddada dhaq-dhaqaaqyadan.

Sidee u aragtaa ?

Wixii warar dheeraad ah kala soco halkan
Kala soco warar sugan 👉 hufnan media

NAGU SOO BIIR OO NOQO BAHDA NAGU XIRAN

DEG-DEG: Laga bilaabo Bisha Oktoobar 2026, Soomaaliya waxay yeelan doontaa Baasaboor cusub oo Jiilka 3-aad ah, kaas oo l...
02/07/2026

DEG-DEG: Laga bilaabo Bisha Oktoobar 2026, Soomaaliya waxay yeelan doontaa Baasaboor cusub oo Jiilka 3-aad ah, kaas oo lagu soo kordhiyay astaamo amni oo casri ah, isla markaana la jaanqaadaya heerarka caalamiga ah ee ICAO.

01/07/2026

Mogdisho somalia 🇸🇴

Beesha caalamka ayaa goob joog ahayd maanta Waa taariikh qormatay runtii 🇪🇺 🌍🇺🇸🇬🇧🇹🇷🇶🇦🇸🇦🇰🇪🇪🇹🇨🇳🇺🇬🇺🇳
01/07/2026

Beesha caalamka ayaa goob joog ahayd maanta Waa taariikh qormatay runtii 🇪🇺 🌍🇺🇸🇬🇧🇹🇷🇶🇦🇸🇦🇰🇪🇪🇹🇨🇳🇺🇬🇺🇳

Dhoolatuska  ciidanka somalia iyo malinta xuriyada 🇸🇴 🫡
01/07/2026

Dhoolatuska ciidanka somalia iyo malinta xuriyada 🇸🇴 🫡

01/07/2026

Xalay iyo taleex

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hufnan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hufnan Media:

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share