Caabudwaaq-Somalia

Caabudwaaq-Somalia Awoodaada nagula midowοΏ½

Shirlooga arinsanayo Diwangalinta Dadwaynaha ayaa hada kasocda Xarunta Dowlada Hoose ee Dagmada CaabudwaaqLasooco halkan
14/09/2025

Shirlooga arinsanayo Diwangalinta Dadwaynaha ayaa hada kasocda Xarunta Dowlada Hoose ee Dagmada Caabudwaaq

Lasooco halkan

13/09/2025

Muuqaalka Ay daawadaan Qolada Diidan Diwaan galinta Qaran ka ee kunool Caabudwaaq
Caabudwaaq-Somalia

Diwaan-Galintii Qaranka Reeer Caabudwaaq waa diideen Waxaana go aamiyay Ugaaska guudWaasuaale Haday diwan galintii Qaran...
13/09/2025

Diwaan-Galintii Qaranka Reeer Caabudwaaq waa diideen
Waxaana go aamiyay Ugaaska guud

Waasuaale Haday diwan galintii Qaranka diideen Maxay ku badasheen Ma dowlad kalay Heleen???

Aragtidaada πŸ‘‡

Taliyaha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee deegaannada Jubaland Cabdirashiid Janan oo ay wehlinalayay gudo...
13/09/2025

Taliyaha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee deegaannada Jubaland Cabdirashiid Janan oo ay wehlinalayay gudoomiyaha degmada iyo saraakiil ciidan ayaa maanta khudbad dhiirrigelin iyo dardaaran isugu jirta u jeediyay cutubyo ciidanka oo katirsan nabad-sugidda .

12/09/2025

Waaa Dhaqan xumo
Caabudwaaq-Somalia

Waxaa qorey Xildhibaan Abdi Dhul-uture oo kamid ah gollaha deegaanka Caabudwaaq.πŸ—³οΈ Taageeridda Doorashada Qof iyo Cod ee...
12/09/2025

Waxaa qorey Xildhibaan Abdi Dhul-uture oo kamid ah gollaha deegaanka Caabudwaaq.

πŸ—³οΈ Taageeridda Doorashada Qof iyo Cod ee Caabudwaaq

Shacabka reer Caabudwaaq waa in ay si buuxda uga qayb qaataan is-diiwaangelinta codbixiyayaasha si ay u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee doorashada qof iyo cod.

Waxaa muhiim ah in la ogaado in dadka maanta diidan nidaamka qof iyo cod aysan matalayn rabitaanka shacabka, balse ay doonayaan in dib loogu noqdo doorashooyinkii h**e ee qasabka, boobka iyo musuqmaasuqa lagu soo xulay.

Shacabka Caabudwaaq maanta waxaa hor taalla fursad taariikhi ah, Haddii Illaahay idmo, sidii h**ey loogu dulmiyay ee doorashooyinkii qasabka ahaa lagu sameeyay maamulka Qoorqoor iyo Abdiwaayeel, maanta shacabka waxaa la gudboon inay ka gudbaan oo ay ku ciil baxaan codkooda xaqa ah.

πŸ‘‰ Waxaa muhiim ah:

1. In qof walba oo reer Caabudwaaq ah uu isku diiwaangaliyo si uu codkiisa uga qeyb qaato.

2. In la taageero nidaamka qof iyo cod, si shacabka u doortaan qofka ay rabaan, ee aan lagu qasbin cid ayan dooneyn.

3. In bulshada laga saaro shakiga iyo cabsi gelinta dadka diidan horumarka, loona muujiyo in rabitaanka shacabka uu yahay mid aan la hor istaagi karin.

βœ… Codkaagu waa awooddaada.
βœ… Isdiiwaangali oo ka qayb qaado mustaqbalka magaaladaada.
βœ… Taageer doorashada qof iyo cod!

12/09/2025

Khawaajiri Xaqkumalaha Dalka
Xooga dalka iyo shacabka ree ceeldherba guulπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ«‘
Follow Caabudwaaq-Somalia

12/09/2025

Subax-wanagsan jaalayaal
Follow dhaha boga πŸ‘‡
Caabudwaaq-Somalia

Waa in dowladu xalisaa arinta map ka la xidhiidhaHassan Sheikh Mohamud Ahmed Moallim Fiqi Hamza Abdi Barre
11/09/2025

Waa in dowladu xalisaa arinta map ka la xidhiidha
Hassan Sheikh Mohamud
Ahmed Moallim Fiqi
Hamza Abdi Barre

𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maalinkii saddexaas magaalada Caabudwaaq...
11/09/2025

𝐂𝐀𝐀𝐁𝐔𝐃𝐖𝐀𝐀𝐐: Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha ayaa maalinkii saddexaas magaalada Caabudwaaq kawada kulumo wadatashiga dadweynaha ee howlaha is diiwaangalinta, iyadoona maantay loo qabtay dhallinyarada.

Waxaana kulankaan ka qeyb galaxy Wasiiro iyo Xildhibaanno katirsan maamulka Galmudug, Kuxigeenka xafiiska doorashooyinka guddiga madaxa banaan doorashooyinka qaranka iyo soohdimaha, Mas'uuliyiin katirsan maamulka Caabudwaaq,agaasimayaal iyo dhallinyaro.

Makamid taha dadka Caagooda biyaysan doona ee aan Aqoonsiga Qaranka wali qaadan 🀣
11/09/2025

Makamid taha dadka Caagooda biyaysan doona ee aan Aqoonsiga Qaranka wali qaadan 🀣

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug
11/09/2025

Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug

Address

Mogadishu
FARAH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caabudwaaq-Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caabudwaaq-Somalia:

Share