Goat-geesay

Goat-geesay Internment

Ku guulayso  Barnamijka Ciid wanaagsan . Qabso numberada. ( 20———100 ) NASIIB WACN 🥰Shuurdaha 1. Like 2. Shere
16/03/2026

Ku guulayso Barnamijka Ciid wanaagsan .
Qabso numberada. ( 20———100 ) NASIIB WACN 🥰

Shuurdaha

1. Like
2. Shere

15/03/2026

Shacab dulman 😭🥲

Nabad waa jirtaa Lkn in la isugu booteeyo maaha Nabada oo lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah

15/03/2026

Dhalinyarada Reer burco Waa Kuwa ugu badan ee TAHRIIBA

DEGDEG:Muqalki la faafiyay Ee NYH Waxu noqday Mid AI lagu sameyay-Waxa xaqiiq uyara dhawaaday wararka sheegaya geeridisa...
15/03/2026

DEGDEG:Muqalki la faafiyay Ee NYH Waxu noqday Mid AI lagu sameyay-Waxa xaqiiq uyara dhawaaday wararka sheegaya geeridisa

cadeynta wataa aqri - garee❤️

13/03/2026

🤲🤲

13/03/2026

Muuqaalkan meel dheer gaarsiiya zxpyaal

Saadaashaydii oo rumoobi rabto 😳Horay Ayaan Usaadaaliyey In Dagaalka iiraan  Ku soo Dhamaan doono In Tehraan Lagu dhufan...
10/03/2026

Saadaashaydii oo rumoobi rabto 😳

Horay Ayaan Usaadaaliyey In Dagaalka iiraan Ku soo Dhamaan doono In Tehraan Lagu dhufanayo Nuyukleeyr Baxreeyna Aay Shiicadu Qabsandoonto Maadaama Aay 60% Ka yihiin Shacabka Baxreeyn

Hada Saadaasheeyda Waxaa Soo Dhaweeynaya Mareeykanka Ayaa Udiray Diyaaradiisa E6B Aircraft

Diyaaradaan Wexeey Amartaa Gujisyada Xambaara Nuyukleeyrka Unasheegtaa Halka Loo Rabo Bamka Nuyukleeyrka Ah

Sidaa Darteed Marba Hadeey Bariga Dhexe Timid Maxaa Kale Oo Aay Qabaneeysaa Ayaa Quburadu Isweeydiisay Oo Aan Ka Aheeyn In Aay Rido Nuyukleeyr waxbaa Salagleh

Qiimaha saliida ayaa hoos u soo dhacay ilaa $87.Hadii nabad buuxda ay timaado qiimaha saliidu in uu ka hoos maro $60 waa...
10/03/2026

Qiimaha saliida ayaa hoos u soo dhacay ilaa $87.
Hadii nabad buuxda ay timaado qiimaha saliidu in uu ka hoos maro $60 waa macquul.

05/01/2026

# footballsomalia

Address

Mogadishu

Telephone

+252610442751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Goat-geesay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share