Sahan TV

Sahan TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahan TV, TV Channel, Hodan, Mogadishu.

Waraysi madaxweyne cabdi caziiz laftagareen iyo Gaylan media
20/05/2026

Waraysi madaxweyne cabdi caziiz laftagareen iyo Gaylan media

17/05/2026

Gudomiye ibrahim kalaay ayaa soo dhaweeyay tababare ahna kabtan canjeex asiga iyo ciidamo uu wadtay hana imaaday degmada buur hakaba

14/05/2026

Afayenka ciidanka darawishta ayaa ka warbixiyay howlaga ay ka fuliyen maanta gudaha baydhabo

14/05/2026

Baydhabo waxaan ku imid qorigayga afkiisa hadana waxan baydhabo ku joogaa qorigayga afkiisa waxaa sidaa yiri moryaan ka tirsan gumaystaha qabsaday baydhabo

12/05/2026

Cc warsame niikada aad sheegayso inay reer galmudug uga aqon badan yihiin rer k/galbeed soo ma ahan tii galmudug diyaarada uga soo raaci jirteen si baydhabo uga niikisaan ama waxad ka hinaasan tahay in shaqadii rerkaada shilamaadka kaga qadan jiren rer KG ay iyaga qabsaden

Reerka kaliya niiko loo kiraysan waaye dadka reer KG

10/05/2026

Bananbaxyada muqdisho

09/05/2026

Xaalada baydhabo ayaa ah mid kacsan iyadoo guud ahaanba magaalada ay ku hareeraysan yihiin ciidamada daraawiishta k/galbeed

07/05/2026

Reer k/galbeed uma korin siyasad ahan iyo aqli ahaan.

06/05/2026

Ciidan kii asluubta oo mar dhaw iskaga tagay taliye shub oo ka cabana mushaar la,aan

Address

Hodan
Mogadishu
100001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share