Eng Bashiir

Eng Bashiir ✨️ Malinkasta, Waxyar KABADAL Noloshaada ✨️

17/10/2025

Berlin.....Germany
Muqaal dhacdo argagax leh!.
Dhacdo jilid Farshaxanimo lagu muujiyey ayaa lagu soo bandhigay Caasimada Jarmalka Berlin,ka dib markii 2 Askari oo YHD ahi rasaas ku fureen Gaadhi ay wateen Qoys Reer Qaza ah,Halkaana ay ku Xasuuqeen Familkiyoo dhan marka laga reebo inan yar oo arkaysay sida Qoyskoodii loo xasuuqay.
Halkan ka Daawo muqaalka.

14/10/2025

14/10/2025

Maxad ku qiyaasi kartaa!

14/10/2025

Xataa Nus Kiilo14october

14/10/2025

black day⬛️

13/10/2025

Isku dar labadiinna ee imisaa idiinka dhimatay! Mengistu Haile Mariam



12/10/2025

Maalinka uu dhashay calankeena Cawaale🇸🇴

11/10/2025

Kalmadaha u horeeya hadalka wiilkan in aad si fiican u garateen ayaan rajaynayaa.

"Waxay ku faaneen cudud ciidan, waxayna noqotay barkumataal iyo dhalanteed, waxay ku faaneen ciidan aan dhinacooda dhulka la dhigin, waxayse noqotay barkumataal iyo dhalanteed, waxay ku faaneen tiknoloojiyad, waxayse noqotay barkumataal iyo dhalanteed, halkani....."

Hadalkiisa waxaa u danbeeya, waxaas oo dhan Gaza waa ay ihaanaysatay, wayna hoojisay.

11/10/2025

Salaada waxaa Ufadli Badan

Maxaa kala haysta ilmo bilaa abateed ah iyo hooyo rabta inuu ilmaheedu wax kasta cuno? Waxa la idhaahdaa “Appetite War” ...
11/10/2025

Maxaa kala haysta ilmo bilaa abateed ah iyo hooyo rabta inuu ilmaheedu wax kasta cuno?

Waxa la idhaahdaa “Appetite War” waa dagaal aan lahayn guulayste iyo laga guulayste, aan dhiig ku daadan, hooyo la ordaysa sixni cuntoo buuxa iyo ilmo yar oo afka xidhay oo cararaya sidii orodyahanadii. Mid ka mid ah dagaallada ugu qosolka badan ee ka dhaca maalin walba guryaha 😃

Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu saliga badan.-Nebi Maxamed NNKH
10/10/2025

Dadka iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu saliga badan.

-Nebi Maxamed NNKH

10/10/2025

Kali Allah si dhab ah u rumeey

Address

Mogadishu

Telephone

+252613844606

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Bashiir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share