Kobac Global & Usdt Services

Kobac Global & Usdt Services like, follow and share 🤝

Kobac Global & Usdt Waa Hoyga sarifka lacagaha Crypt-da iyo Bilowga Himiladaada suuqa Crypt-da waxaan bixina adeegyada isku badalka lacagaha Cyptocurrency iyo Talo bixinta suuqa fadlan nagu soo biir farxad ayey ino tahay macmiil.

💥Dowladda Dubai oo bilaabaysa tijaabo cusub oo Real Estate Tokenization ah iyadoo la adeegsanayo XRP Ledger! 🇦🇪🏠Dr. Mahm...
24/05/2025

💥Dowladda Dubai oo bilaabaysa tijaabo cusub oo Real Estate Tokenization ah iyadoo la adeegsanayo XRP Ledger! 🇦🇪🏠

Dr. Mahmoud AlBurai ayaa ku dhawaaqay in:

Dowladda Dubai ay bilaabayso barnaamij tijaabo ah oo lagu tokenize-gareynayo hantida guryaha (real estate) iyadoo la adeegsanayo $XRP Ledger.

🚀 Maxey Ka Dhigan Tahay?
• Kharashaadka macaamilka (transaction costs) ayaa la dhimayaa ilaa 50%
• Waxaa loo marayaa issuer maxalli ah oo si sharci ah u oggolaanaya in guryo iyo hanti dhab ah loo rogo tokens ku jira XRP Ledger

Suuqa hoos u dhac aan wali la arag ayaa ka jirta ilaa shalay, xalayba ha ugu darnaatee. Bitcoin waxay soo taabatay $49,3...
05/08/2024

Suuqa hoos u dhac aan wali la arag ayaa ka jirta ilaa shalay, xalayba ha ugu darnaatee.

Bitcoin waxay soo taabatay $49,300! maxay sidani u dhacaysaa?
Sababtu waa in uu jiro dhaqaale burbur caalami ah oo suuqyadii stock marketka xitaa ay ku jiraan qasaarahan oo kale. sheekadan waxay bilaabatay markii Japan oo uusan bankigeedu qaadan jirin ribada uu soo dalacay in dulsaar la sameeyo. sidoo kale waxaa laga baqayaa dagaal dhex mara Iran iyo Israel. lakiin, waxan oo dhan waa xaalad kumeel gaar ah loomana baahna inaad cabsato, hadafkeenu waa 2025 dhexdeeda wixii ka dambeeya.

Hadii ay jirto Usdt iyo lacag aad heysato stable coins-ka ah waa waqtigii aad maal gashan laheyd

Fulayga waa qasaara markaan o kale cabsida waa waxa ugu weyn ee noloshada saameyn kuleh

Kobac Global & Usdt Services ayaad kaheleysa sarif usdt qiimo macquul ah

02/08/2024

Suuqayada Dunida Oo Maanta Dhumiyay Dhaqaalo Gaaraya $2.9 TRILLION waxayna manta suuqyada dunida ula Mid ahayd maalintii karoonaha Dunida Ka dilaacay Oo Kale

Kobac Global & Usdt Waa Hoyga sarifka lacagaha Crypt-da iyo Bilowga Himiladaada suuqa Crypt-da waxaan bixina adeegyada isku badalka lacagaha Cyptocurrency iyo Talo bixinta suuqa fadlan nagu soo biir farxad ayey ino tahay macmiil.
like, follow and share 🤝

28/06/2023

Maku aqrisa Qur'aanka Guriga
Sheikh abdirashiid sh. Ali suufi.

Salaam Cable TV waa ilaaliyaha qoys-ka.

27/06/2023

Alle Haka Aqbalo Dhamaan Xujeyda Taagan Banka Carafo iyo inta Sooman Danbigoodana Alle Hadhaafo.

Salaam Cable TV waa ilaaliyaha qoys-ka.

24/03/2023

Ramadaan Mubarak jimcaha koowaad alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

Sheikhafiif Mohamed Taj

01/03/2023

Hadii aad rabto qof dhalinyara ah oo wanaagsan ku dayo dadka kaa wanaagsan ku dayo
SHEIKH XUSEEN CALI JABUUTI

27/02/2023

Xishoodku Fiicanaa
Sheekh Xuseen Cali

Salaam Cable TV Waa ilaaliyaha qoys-ka. Fadlan

16/02/2023

Sheekh Farxaan Muuse oo dardaaran qurux badan u jeediyey ardayda iyo waalidiintoodaba.

Salaam Cable TV Waa ilaaliyaha qoys-ka.

29/12/2022

Fadliga Saliga Nabiga (scw) Sheikh Xaliike.
Jimcaha Aan Badino Saliga Nabiga

Salaam Cable TV ilaaliyaha qoys-ka.


02/12/2022

Fadliga laga helo tasbiixda
سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤️



20/11/2022

Cod aad umacaan Sheikh Abdirashid Sheikh Ali Sufi

Salaam_Cable_Tv share gareey 🙏

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kobac Global & Usdt Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kobac Global & Usdt Services:

Share