09/07/2022
Taliska Boliska Degmada Cadaado, ayaa maanta kala xakameeyay Gaadiidkii iyo Dadweynihii waqtigii Salaada Ciida lagu jiray.
Dhanka kale Maamulka Degmada Cadaado ayaa kamahadceliyay sida Ciidamada Boliska Cadaado,
Ay u sugeen amaanka goobta salada lagu ciiday, iyo gudaha Magaalada oo manta jaam ahaa iydo manta ay tahay maalinta 1-aad ee iidul adxaa.