AbdulHamid Abdow

AbdulHamid Abdow This is my personal page

02/09/2026

TikTok hala wada furto😅

01/09/2026

You are so ugly and you have a boyfriend!!! 😂

16/08/2026

Taliye Shub waa mucjiso😅

14/08/2026

Ileen bidaarta waa lagu dhib qabaa 😅

31/07/2026

Labadaan taliye dad kala qabta mala waayay?😅

30/07/2026

🫡

Nin oday ayaa igu yiri "dalkeenna, laba dhacdo ayaa ka dhaca: 1) Maroodi ayaa xaday kiish sonkor ah, 2) quraanjona waxay...
22/07/2026

Nin oday ayaa igu yiri "dalkeenna, laba dhacdo ayaa ka dhaca:
1) Maroodi ayaa xaday kiish sonkor ah, 2) quraanjona waxay xadday xabbad sonkor ah. Quraanjadii waa la qabtay, balse maroodigii xajmigiisa weyn ayaa ka caawiyay in uu is qariyo!"

Balse Soomaaliya, waxaa u dheer qodob saddexaad; kaas oo ah in qof lagu soo eedeeyo musuqmaasuq, kadi maxkamad la saaro, markii ay maxkamadda caddeysay in uusan wax musuq ah sameynin waxaa abaal loogu dhigay in xilkii uu hayay laga xayuubiyo.

​Halka maroodiyaasha waaweyn ay siday doonaan ugu tagrifalayaan awoodda, xilkii ay doonaanna loogu abaalmarinayo, iyagoo aan maxkamad bari yeelin, caddaaladna la horgeyn!

Maroodiga ugu weyn ee hadda geedka saaran, Ilaahay ha uga dhigo geedkaas midkii dhulka ku soo celin lahaa.

21/07/2026

Qofka ay dadku aaminaan ayaa taajir ah.

Wax kasta garab ayay isku siiyeen, balse bani'aadamnimada ayaa guuleysatay.
19/07/2026

Wax kasta garab ayay isku siiyeen, balse bani'aadamnimada ayaa guuleysatay.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa yaraanka qoyska, Eng Cabdiraxmaan Yacquub, oo si guul leh u difaacay buuggiisa qa...
15/07/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa yaraanka qoyska, Eng Cabdiraxmaan Yacquub, oo si guul leh u difaacay buuggiisa qalinjabinta, ka dib afar sano oo uu dhiganayey Kulliyadda Civil Engineering ee Jaamacadda Hormuud.

​Sidoo kale, waxaan hambalyo taa la mid ah u dirayaa curadka reerka Cumar Yacquub, oo soo gabagabeeyay Barashada Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, oo uu baranayey muddo saddex sano ah.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AbdulHamid Abdow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share