Mohamed Mohamud Abdulle

Mohamed Mohamud Abdulle wararka sheekooyinka dhacdooyinka wararka dhacdooyinka

13/07/2023

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka
Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed scw💖scw💖

22/10/2022

Dagaalka masajid cali gaduud duledkiisa ka*ocda abgal dhulkiisa waa xureysanayaa yar yarka so harey utaal✊🎤😮😮

13/10/2022

Xariif eeshiyaan ah iyo mid sacudi ah maxa kala qabsaday sawir id card kuu saaro so dirsaa ladhahay asna a*o xarakeynaa udirayaa walahi waa qoslay kkkk🎤✊😂

Yaraantaadii maxaad kaxusuusataa oo kugula yaabka badnaa kkkk🎤😂
24/09/2022

Yaraantaadii maxaad kaxusuusataa oo kugula yaabka badnaa kkkk🎤😂

14/09/2022

Halyey abgaal uso baxay runta ka gamban dhiig abgaal iska daadinaa wax leesku fiirsan karo mahaa abgaal waa isyaqaan xududey kala leyiihiin runta hallesu gar qaado meela badan taabtay xl/ xadoole dhameyso adaa runta ogaan doono✊🎤✊

Waxaa ka*ocdo magaalada mugdisho shir ay beesha galmaax uga soo horjeedaan magacaabista maqaamka gobalka banaadir taa*o ...
08/09/2022

Waxaa ka*ocdo magaalada mugdisho shir ay beesha galmaax uga soo horjeedaan magacaabista maqaamka gobalka banaadir taa*o beesha ay kursigaan maqaamkiisa leheed lona weeciyay beel kale.

Maxey kulatahay fikirkaaga✊🎤🤔🤔

04/09/2022

Fikirkaada waa noo muhiim marka h**e fidiyoga dhameeyso diinteena sharafta badan iyo nabi mohomed scw miyaa qabiil kala weyn kuwa ku tageeraa qabiil saqajaan ayuub aniga daaci muqtaar ayan kuraacsanahay adiguna fikirkaaga hos nogu reeb waxad kutilmaami laheeed✊🥺🤔

22/08/2022

Laba igaar🆎️tolkaa️ o lagdan dhax maray uwac qof🆎gaal ad uga shakisantahay
kk😁🎤😂

Taliyayaal makula dhasheen gurigaa qurigaa mayaal xamaar waa joogii kartaa kkk👋😁😄
20/08/2022

Taliyayaal makula dhasheen gurigaa qurigaa

mayaal xamaar waa joogii kartaa kkk👋😁😄

Allaha u naxariisto  Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliya...
18/08/2022

Allaha u naxariisto Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame ( Hadraawi) oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliya maanta waxaa ka baxay haldoor, wuxuu ahaa hal abuure astaan u ah sooyaalka suugaanta Soomaaliya.😓

Waxaan uga tacsiyaynayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan ahalka, qaraabada iyo bahda suugaanta.
Rabi janada haka waraabiyo😴🤲🤲

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN😓😭

10/08/2022

Markaan arkay iskubalada xaquuqdodii o laduufsday waxan jeclestay ina gudomiye doranaa san xaq maha ma isku raacnay😭😸

08/08/2022

Doobnimo markey kofur africo kugu disho sawir xitaa k**a gaartid gacanta qabee jiid waaye kkkk👋😸😂

Address

Mogadishu
HTTPS://M.FACEBOOK.COM/102964151746061

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Mohamud Abdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category