Oday Buurdhuxunle

Oday Buurdhuxunle Burdhuxunle waa magaalo lagu yaqaan ilbaxnimo, wadajir iyo dad isku duuban.

Waxa kale oo ay caan ku tahay wax-soo-saarka beeraha iyo marti-soorka wanaagsan ee ay ku suntan yihiin bulshada ku nool.

25/07/2026

Degmada buurdhuxunle qof uqalma in gudoomiye looga dhigo halkan uga yeer

Degmada Buurdhuxunle 🥰♥️💯So mention gareey qof mar hora uga dambaysay Aniga hada idinka soo salaamoyaa.
17/07/2026

Degmada Buurdhuxunle 🥰♥️💯
So mention gareey qof mar hora uga dambaysay
Aniga hada idinka soo salaamoyaa.

05/07/2026

Baadiyaha wa jaamacad dhamestiran oo lagu soo saaro raga kiisa adag….

05/07/2026

Amni Badantii Baydhabo ahayd iyo Udiyaar Garowga Munaasabada Caleema Saarka Madaxweyne Shekh Aadan Madoobe.

04/07/2026

Wasiir Muktaar Roobow iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Baydhabo uso gaaray ka qeybgalay Munaasabada Caleema-Saarka Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Madoobe.

02/07/2026

Degmada Dayniile

02/07/2026

Reer Buurdhuuxunle meel kaaga harayaan ma jirto; xitaa Villa way kula galayaan. 😄
Haye, bal hadda ii sheeg, yaa u jeeda oo reer Buurdhuuxunle ah? Magaciisa soo qor! 😂🔥

02/07/2026

Inaad reer Buurdhuuxle asal ah tahay waxaa lagu gartaa marka qof ku yiraahdo 'xaafadaha Buurdhuuxle sheeg,' adiguna adigoon hakad gelin magacyadooda wada taxdo. 😂🔥"

Teamka asal isku maleeyo oo kooytada ah magacii h**e oo Buurdhuxunle loo yaqiinay wakaa...
30/06/2026

Teamka asal isku maleeyo oo kooytada ah magacii h**e oo Buurdhuxunle loo yaqiinay wakaa...

30/06/2026

Kani waa muuqaal Ashqaraar ah!!

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday Buurdhuxunle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share