RRA Media

RRA Media Xaqiiq Baahiye qofna aan u eexan

17/04/2026

Wajid Dhiiga Cusub Oo Tababar Ugu Socoda Degmda Wajid Oo Samaynaya Dhoola Tus Ciidan

Geshkeygow Guulaysta.

16/04/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa galabta ku laabtay Magaalada Baydhabo, halkaas oo uu ka sii amba qaad doono howlo la xiriira halganka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

16/04/2026

Xoogga dalka soomaaliyeed

Musharax Xildhibaan Golaha wakiilada Koonfur Galbeed. Hassan Black✅
16/04/2026

Musharax Xildhibaan Golaha wakiilada Koonfur Galbeed.
Hassan Black✅

15/04/2026

Horumarinta Kaabayaasha iyo Magaalooyinka

Guddiga Fulinta ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorasho hoosaadk...
15/04/2026

Guddiga Fulinta ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa guddoomiyaha Guddiga KMG ee doorasho hoosaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya u magacaabay Mudane Mohamed Ali Nur.

31/03/2026

Taliye macalin Salah Abdinur Ali welcome to Baydabo

30/03/2026

Keddib bixitaankii Lafta Gareen magaalada Baydhabo maqribkan waxaa ka da'aya Roobab xoogan.

DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.
30/03/2026

DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

30/03/2026

7 sano kadib Shacabkii aad xukumeysay iney sidaan ugu dabaal-degaan Guul-daradaada maxey muujineysaa?

30/03/2026

Maanta iyo Baydhabo
Shacabka inay dulminaayeen muddo 7 sanno bal fiiri sida ufaraxsanyihiin

Deg Deg: Dagaal Qaraar ayaa  ka biloowdey  magaalada Baydhabo .Rasaas & hub culus ayaa la isku adeegsanayaa iyadoo toos ...
30/03/2026

Deg Deg: Dagaal Qaraar ayaa ka biloowdey magaalada Baydhabo .

Rasaas & hub culus ayaa la isku adeegsanayaa iyadoo toos ah fooda la isdaray.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RRA Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share