Fardhiddin Media

Fardhiddin Media ku sodhowoow dukaanka bookta ee alif bookshop.

26/01/2026
22/12/2025

Waa runtis

22/12/2025

25/Aug/203.
Maalinti Xoog ku takhantakhaynta snm.
Oo laga dhigay mid jiis ah mid maxbuus ah iyo mid carara.

22/12/2025

Labadan video waxay u qalmaan in ladhigo madxaf yada kaydka taarikhda .
Mudadii siciid cabdulaahi deni madaxweynaha ahaa harti waxay noqdeen quwada geezka ama puntland dheh ama waqooyi bari dheh.
Maanta laga so bilaabo caluula ilaa cirifka buhoodle waa amni.

10/12/2025

G.abaaraha maamulka waqooyi bari somalia ayaa ku dhawaaqay in 500,000 oo qoys ay samaysay abaartu kuna baqay in dadka gargaar ded deg ah loofidiyo.

10/12/2025

Fardhidin media waxay u hambalyay ciidanka puntland oo guulo waa weyn ka gaaray maanta kooxda nabadiidka daacish ee calmiskaat ku dhumalaysanaysa, kadib markii dad reer miyi ah ay ka so xadeen xoolo geel ah oo ay qalan lahayeen.
Waxana halkaas lagu dilay 4 halka midna la qabtay.

Ciidamada Difaac Dowladda Ayaa dilay Afar kamid aKhawaarijta daacish oo Awr ka dhacay shacabka deegaanka kuwaas oo ciida...
09/12/2025

Ciidamada Difaac Dowladda Ayaa dilay Afar kamid aKhawaarijta daacish oo Awr ka dhacay shacabka deegaanka kuwaas oo ciidamada ku guulaysteen inay soo ajraan.

09/12/2025

Taarikhda dagaalkii fardhiddin.
Kala soco Media.

20/11/2023

Laga Yaabaa 8-dan in Aanad H**e u Ogayn-

💎
Subaxa Jimcaha- Ka hor inta aanu soo muuqan kaaha qorraxdu, dhammaan makhluuqa oo dhami way aamusaan iyaga oo isu diyaarinaya Afuufidda "Suur-ta" iyo in Qiyaamuhu dhaco, marka laga reebo Bani-aadamka oo isagu qaflad ku jira.

💎

Marka uu ibnu aadamku geeriyoodo, timihiisu waxay sii wadaan koritaanka muddo dhawr bilood ah.

💎

Marka uu qofku muusig dhagaysanayo, jinka kuwiisa xun iyo shayaadiintuba waxay ku soo xaadiraan hareerihiisa, iyagoo boodboodaya oo jaasaya.

Hadii qofkaasi la tusi lahaa muuqaalkaas iyo waxa hareerihiisa ka socdana, naxdin ayuu u dhiman lahaa.

💎

Isaga oo Bani'aadamku dhintay ayuu haddana dhaqdhaqaaq ka socdaa qaybta bidix ee maskaxdiisa muddo 7 daqiiqo ah.

Maskaxdiisu waxay isku dayaysaa in ay dib usoo celiso xasuusihii h**e iyo dhammaan wixii uu qofkani soo maray.

"Udgoonaheenu (SCW) wuxuu yidhi "Marka uu Malakul Mawtku nafta ka siibayo, qofka waxa la horkeenaa camalkiisii ha xumaado ama ha samaado eh".

💎

Marka aad huruddo, waxa laga yaaba in aad ku dul seexato gacantaada amase meel jidhkaaga kale kamid ah kaddibna uu istaago qulqulka dhiigu, markaas maskaxdu waxay ku tusinaysaa riyoyin cabsi badan si aad hurdada uga kacdo oo aysan gacantaasi naafo u noqonnin.

💎

Waxa laga yaabaa in aad saqda dhexe sabab la'aan u kacdo 2 ama 3 jeer.

Waxa laga yaaba in RABBI ku jecel yahay oo uu rabo in aad barido wakhti uu samada koowaad ku soo dhawaaday.

💎

Waxa la shega in Malakul Mawtku uu maalintii ku soo fiiriyo 360 jeer isaga oo Rabbigiis amar uga sugaya in uu nafta kaa qabto.

Ka ducayso oo ku dedaal in uusan ku qaban adoo macaasi faraha kula jira.

💎

Salliga rasuulku waxa uu qaadaa murugada, werwerka iyo culayska nafta, wakhti rasuulka lagu salliyana waxa ugu khayr badan habeenka jimcuhu soo galayo.
Miyaysan kugu filnayn in adiga rabbi kugu salliyo 10 jeer.

اللهم صلى على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم.

Siifaaafi.

Address

Mogadishu

Telephone

+252613714271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fardhiddin Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Fardhiddin Media:

Share