14/03/2026
🎨 Mobile Graphic Design Course
Ma rabtaa inaad barato Graphic Design adigoo isticmaalaya mobile-kaaga kaliya? Hadda waa fursaddaada! Ku soo biir DHAAYO ACADEMY oo ku baro sida loo sameeyo designs qurux badan sida posters, logos, social media posts iyo waxyaabo kale oo badan.
📚 Waxyaabaha aad baran doonto:
• Sida loo sameeyo Poster & Social Media Designs
• Isticmaalka apps-ka design-ka ee mobile
• Midabada iyo fonts-ka sida saxda ah loo isticmaalo
• Sida loo sameeyo designs professional ah
📍 Habka Course-ka:
• Online Course
• Platform: Telegram
⏳ Duration: 3 Todobaad
đź’° Course Fee: $8 kaliya
🔥 Course-kan wuxuu ku habboon yahay qof kasta oo raba inuu barto Graphic Design si uu shaqo uga sameeyo ama xirfad cusub u yeesho.
📲 Isdiiwaangeli hadda
WhatsApp: +252 61 7244261