Cajab Media

Cajab Media HOYGA ARIMAHA BULSHADA

12/11/2025

Degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta laga tukaday Salaadda Roob doon ah.

12/11/2025

Guddoomiyaha Guddiga Gaadiidka, Garoomada iyo Dekedaha ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Cabdullaahi Cabdi Maxamed “Waxaan maanta kormeer ku tagnay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, waxaana si wanaagsan u socday shaqooyinka,”

12/11/2025

Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan "Qof walba farriin ayaa loo soo diri doonaa fadlan ha tago goobtii laga diiwaangeliyay si uu u qaato kaarkiisa uu ku codeyn lahaa."

12/11/2025

: Gabadhii la xiriirtay 30 Kaniisad iyo masjidka.

 : Guddoomiyaha gobalka Sanaag ayaa la kulmay madax ka socotay Hay"adda ICRS Kulankan waxa lagaga hadlaayey xaaladda Guu...
12/11/2025

: Guddoomiyaha gobalka Sanaag ayaa la kulmay madax ka socotay Hay"adda ICRS

Kulankan waxa lagaga hadlaayey xaaladda Guud Ee gobolka dhinaca Nabad-gelyada Abaaraha ka jira Gobolka iyo Sidoo kale xàaladda xabsiyada iyo Maxaabiista ku jirta Jeelasha.

Kulankan waxa goob joog ka Ahaa taliyaha ciidanka Booliska gobolka Sanaag iyo Mas'uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka.

Muqdisho, Soomaaliya – 12 Nofeembar 2025:  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal...
12/11/2025

Muqdisho, Soomaaliya – 12 Nofeembar 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo kulan kula qaatay guddoonka Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Ujeeddada kulanka ayaa ahayd sidii loo guda geli lahaa dib-u-eegista iyo dhameystirka dastuurka ee cutubyada harsan. Guddoomiyaha Guddiga La-socodka iyo Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal, Xildhibaan Xuseen Iidow, iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxbannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka, Avv. Burhaan Aadan Cumar, ayaa guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey hanaanka dib-u-eegista dastuurka iyo qorshayaasha uga degsan ka howlgelidda cutubyada harsan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa guddiyada arrimaha dastuurka ee shaqadan wadda ku bogaadiyey howlaha ay qaranka u hayaan ee ku aaddan dib-u-eegista dastuurka, waxayna kula dardaarmeen dardargelinta shaqada dib-u-eegista dastuurka ee cutubyada harsan.

11/11/2025

Dhacdooyinkii Wanla-weyn & Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida.

11/11/2025

Guddoomiye Muungaab “Waxaan u mahadcelinayaa ururkayga oo igu qiimeeyay waxqabadkayga, isla markaana i doortay inaan u tartamo xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir”

11/11/2025

Wasiir Cali Xoosh “Waxaan u dejinay qorshe ballaaran oo loogu talagalay qoysaska barakacayaasha, si ay u helaan nolol la mid ah tan ay ku nool yihiin bulshada inteeda kale.”

11/11/2025

Guddoomiye Cabdikariin Axmed Xasan “Maanta waa maalin weyn oo la tababarayo shaqaalihii bixin lahaa kaararka codeynta.”

11/11/2025

Buundada afgooye: Tobanaan sano kadib, dayactirkii ugu xoogganaa ayaa ka socda buundada degmada Afgooye

11/11/2025

Qudbadii Maareeyaha Ha’yadda Waddooyinka oo uso xiray Maamulka iyo Shaqaalaha Hay'addaasi Tababarka oo socday muddo Saddex cisho ah.

Address


Telephone

+252610559556

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cajab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cajab Media:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share