Siidow Khaalid Axmed

Siidow Khaalid Axmed waxaan ahay khabiir Falanqeeya ciyaaraha caalamka

07/09/2025

Al Najax academy oo Daahfuratay Agab sports oo cusub kaas oo ay ugu diyaargarowgeyso xili ciyaareedkaan cusub see more......

06/09/2025

Koob isdhexgal ah oo loogu talagalay Ardayda dhigata Iskuulka Al Ahzaab ayaa lagu soo gabagabyey Garoonka Fantastic ee Degmada dharkeynley

01/09/2025

Qiyaanooyin noocaan cml ayaa u baahan nahay kubada cagta waxay ka dhigeen

Fadlan YouTube keyga Booqo https://www.youtube.com/

31/08/2025

Fadeexadii iyo bahdilkii ku dhacay Arsenal caawa waxba looma reeban

Kasoo daawo YouTube keena https://www.youtube.com/

25/08/2025

Garoonka ismaaciil Gariile waxaa laga daahfuray koob loogu magacdaray iskaashi cup kasoo u dhexeeya suuqa liif academy iyo horseed Academy

23/08/2025

Kulamada maanta Horyaalada yurub ugu waa weyn maxaa laga dhahay kulanka caawa man city vs Tottenham Hotspur iyo wararka kale see more..........
Follow nagu taageer

18/08/2025

Arsenal oo xalay ka yaabsatay aduunkii oo dhan Horyaalka premier league iney qaado kaliya ku hamineysa marka ay see more..............
Like garey page ka

07/08/2025

Tartanka iskuulada degmada dharkeynley ayaa lagu soo gabagabyey maanta garoon ka galbeed see more........

31/07/2025

Tartanka Academyasha degmada wadajir ayaa maanta laga daahfuray Fustalka Degmada wadajir koobkaan oo u see more..........
Follow nagu taageer

21/07/2025

Waa kuma Goolhaayaha kaliya ee ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'orka taariikhda kubada cagta
Like garey page

03/07/2025

Waxaa la Soo gabagabeyay tartankii sanad lahaa ahaa ee Badbaado school cup 2024/2025 kaas oo ay ku guuleysteen Fasalka F2 ee Dugsi sare see more........

02/07/2025

Kaamirooyinka messi maxay usoo qabinin marka uu sidaan ciyaalka yeelaayo
Oo ay ugu sii see more..............
Follow nagu taageer

Address

Jaale Siyaad Street
Mogadishu
M252

Telephone

+252621118588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siidow Khaalid Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share