Sigane Media

Sigane Media Ku soo dhawoow Sigane Media Waxaa halkaan ka heleysaa Warar iyo warbixino xaqiiqo ah. Sigane Media waa digital Media oo aad ka heleyso warar iyo warbixino

27/10/2023

Soomaaliya oo ku guuldareysatay doorashadda Madaxweynaha Barlamaanka Adduunka

03/10/2023

DEG-DEG : Saciid deni oo dawladda Imaaraadka carabta ku xirtay guri ku yaal Abu dhabi , shacabka PL oo wali baafinayaan iyo Mw ku xigeen karaash oo ali ku simaha ah.

02/10/2023

Beelaha Xawaadle , Ceyr iyo Murusade oo shir ay uga arrinsanayaan dagaalka AS ku yeeshay degaanka Waradhuumaleh.

01/10/2023

AS oo tro madaafiic ah ku garaacday Xaafado ka tirsan muqdisho Iyo hooyo Xaamilo ah oo u geeritowtay dhaawac ka soo gaaray Madaafiicda.

01/10/2023

Maamulka degmadda Maxaas oo ka hadlay dagaal CXDS iyo kuwa degaanka ku dhexmaray degmada iyo khasaaraha.

30/09/2023

DEG-DEG ; Cali Jeyte oo ka hadlay cida ka dambeysa dagaalka ka dhacay degmadda Maxaas.

AS ayaa ku  weerartay  gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey degaanka Laas-gacamey oo ay ku sugnaayeen, Mas'uuliyiin ...
15/09/2023

AS ayaa ku weerartay gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey degaanka Laas-gacamey oo ay ku sugnaayeen, Mas'uuliyiin uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Inta la xaqiijiyey Waxaa ku dhaawacmay labo askari halka, uu ku dhintay hal askari oo lagu magacaabi jiray Axmed Shaakir. Sida lagu baahiyey Warbaahinta qaranka.

Warbaahinta qaranku Waxa ay shaacisay in Weerarka Qaraxa AS ku qaaday Degaanka Laas-gacamay, oo ka tiraan Magaalada Bacaadweyne ay Ciidanku Xoogga fashiliyeen ujeedka laga damacsanaa.

04/09/2023
03/09/2023
Ciwaanka saxda ah ee Col Mukhtaar Xasan Tifow  -Shaax ma cabe oo ka mid ah saraakiisha CXDS  , ayaa lagu daabacay qoraal...
02/09/2023

Ciwaanka saxda ah ee Col Mukhtaar Xasan Tifow -Shaax ma cabe oo ka mid ah saraakiisha CXDS , ayaa lagu daabacay qoraal muujinaya in uu weli noolyahay Korneelku. Waxaa lagu sheegay qoraalka in uu wali noolyahay islamarkaana Xilliga ugu dhaw uu la hadli doono shacabka Soomaaliyeed .

Col Mukhtaar Xasan Tifow ayaa lagu waayey dagaal la dhacay degaanka Cawsweyne oo dagaal u dhaxeeya AS iyo Ciidanka Xoogga uu ka dhacay balse shacabka iyo ehelkiisa ayaa raadinay wacaalkiisa.

01/07/2023

Mw Xasan Sheekh " Dad baa i yiri Tuug tuug tuu.. Maxaa u leedahay ! Waa tuug muxuu yahay ? Magac kale yaa u yeeli kara ? Kan xafiiska joogoow haddaan adi tuug aheyn Sheeg ?.

01/07/2023

Saraakiil Caddaan Mareykan ah oo gaaray Ceeldheer | Saanad Ciidan oo la geeyey | Iyo Xilliga uu bilaabanayo dagaalka ka dhanka ah AS.

01/07/2023

ka soo baxaysa Khasaaraha Madaafiic ay Xalay Somaliland ku garaacday Lascanood Xilli lagu qabaneyey Dabaaldega 1-da Luulyo Iyo Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif oo cambaareyey falkaasi.

01/07/2023

Axmed Madowe " Midnimadda Jubaland waa muqaddas Sida ay u maqaddas u tahay tan Soomaaliya.

01/07/2023

Cali guudlaawe "Hirshabelle dawlad gobolleed kale ma laga sameyn karo , mana ahan Xisbi laga baxaayo lkn Cali jeyte.....

01/07/2023

Ismacill Aarka " Mw Xasan Sheekh wali ima siin lacagtii Heesta 'Birmade XSH', Dige ayaan ii hanjabay.

Fadeexad hareysay Villa Soomaaliya Kadib markii Ismaciil Aarka Afka furtay.

29/06/2023

Xildhibaan Dahir Jeesow "Soomaali heshiis wax ka miro dhalay ma jiro Soomaaliya meelo badan ayey dagaalo ka socdaan Mana aaminin waligee Soomaaliya nabad ah k**a jirto hadda .

Xildhibaan Dahir Amiin Jeesow oo aad u duray Halku dhiga Soomaali heshiis ah dunida heshiis la ah.

29/06/2023

Ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanka oo la wareegay degaano hoostaga gobollada Galgaduud Iyo Mudug.

29/06/2023

Mw h**e ee Hirshabelle Waare ' Hiiraan state ragga ku dhawaaqay Waxa ay ku qasbanyihiin Hirshabelle in ay Wax la qeybsadaan .

Waa Maxamed Cabdi waare Madaxweynihii h**e ee Hirshabelle , haddana ah Ergayga Mw JFS u qaabilsan goobaha AS laga qabsado..

29/06/2023

Cali Jeye oo iska diiday Casumaad uga timid Villa Soomaaliya , xilli ay dagaal Xooggan kala dhaxeyso HIrshabelle iyo Dawladda Dhexe.

29/06/2023

Xiisad dagaal oo ka taagan duleedka bari ee Lascanood Iyo gurmadyo Ciidan oo ku qulqulayaan halkaaasi.

29/06/2023

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo qorsheynaysa in ay soo xirto Cali Jeyte Iyo Ciidamo ka tirsan Danab oo ku wajahan Beledweyne.

29/06/2023

Ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanka oo dhaq-dhaqaaqyo Ciidan ka wada degaano hoostaga gobollada Hiiraan , Galgaduud Iyo Mudug.

28/06/2023

Mw Xasan Sheekh " Caqabadaha ina haysta waxaa ka mid ah laaluushka iyo lacagaha la xadaayo, Maalinwalba in gacanta noo hoorsanaanto sax ma ahan

27/06/2023

Ibraahim Richmond : Baadari h**e oo soo islaamay oo dunida islaamka aad looga hadal hayo kadib Markii uu ka mid noqday Muslimiinta maanta banka carafo taagan .

27/06/2023

M/weynaha isdoortay Cali Jeyte " Sheekh shariif ayaa u kala qaaday Hiiraan Labo gobol , k**a yeelayno Xasan sheekh in uu diido sharcigii uu soo saaray ee ah in labo gobol tahay Siyaasiyan ayaa loo diidan yahay Hiiraan state.

27/06/2023

Cali jeyte " Waxaan dhagax dhignay Xarunta ay ku shaqeyn doonto dawladda Hiraan state, igu sawir ma ahan Iskaa wax u qabso ayaana u dhisi doonaa.

27/06/2023

Xujeyda Soomaalida ee maanta u taagan Rugniga ugu Xajka Oo maraya Dhibaato Xooggan.

26/06/2023

Cali jeyte " Shacabka ayaa i doortay, Warqaddii xilka la iiga qaadayna AS baa soo qoray una dabaal degay , waa in damaanad la helaa haddaa tagayoo oo shacabkeyga amnigeeda yaa sugaya.

26/06/2023

Madaxweyne xasan Sheekh oo Cali jeyte u sheegay in yaa reer hebel ahey inaan wax lagu gaareyn, kuna tilmaamay Cali jeyte nin caqli waayey.

25/06/2023

Cali jeyte oo loo doortay Madaxweyne Kumeel gaar ah Hiiraan state I Xildhibaano ka qeybgalay Iyo DFS oo lagu eedeyey in ay kala jebisay Maamulka Hiershabelle.

25/06/2023

Cali jeyte " waxaan heegan gelinay ciidanka Maamulka Hiiraan state, Waxaan xiri doonaa Siyaasigii ka tirsan DFS ee yimaada Hiiraan state amar la aan.

25/06/2023

Saciid deni oo wajahaya Culeysyo Xooggan Xilli Xalay uu isbedel ku sameeyey Xubno ka tirsan Maamulkiiisa.

25/01/2023

Ciidamadda dawladda oo hawlgal qorsheysan ku dishay Xubno sare oo ka tirsan AS, Degmada Ceeldheer.

25/01/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Xarar dheere iyo Labo arrin oo socdaalkiisa daaranyahay.

24/01/2023

Saraakiil ka tirsan Galmudug iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kormeeray Isbitaalka degmadda Ceeldheer.

24/01/2023

Muqaal Qurux badan : Qaar ka mid ah Ciidamadda Xoogga iyo Madaxdooda.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sigane Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sigane Media:

Videos

Share