16/06/2026
Ma u baahan tahay:
✅ Graphic Design
✅ Video Editing
✅ Content Creation
Waxaan kaa caawinayaa inaad summaddaada (Brand) si xirfad leh ugu soo bandhigto bulshada. Naqshado casri ah, muuqaallo soo jiidasho leh, iyo content tayo sare leh ayaan kuu diyaarinayaa.
📩 Nala soo xiriir maanta si aan fikraddaada uga dhigno muuqaal soo jiidasho leh