Nomad Media Page

Nomad Media Page get the latest news, breaking news at nomadic media news and lifestyle.

08/06/2020

Doolow maanta waa hadashay rabitaanka Xukumada Hada ayay isla qaateen oo taageereen

Siyaasiinta hada joogta uma kala harin marxuunka dalka waxay kusoo kordhiyeen lama arag waligood qof somaliyeed koob biy...
08/06/2020

Siyaasiinta hada joogta uma kala harin marxuunka dalka waxay kusoo kordhiyeen lama arag waligood qof somaliyeed koob biyo ah k**a waraabin marka aaad kufashilantid waxqabadla aan waa iskaa sidaa“Digteetarkii Maxamed Siyaad Barre Alle haw
naxariistee waa erinay, maalin cad, wuuna iska dhintay"

Xasan shiikh maxamuud ayaa sidaas yiri.

Mudaharadada caalamka ka socda dhamaantood waa waxay muddac ku yihiin cidda markaa gacanta xukunka ku haysa.Somalia waxa...
07/06/2020

Mudaharadada caalamka ka socda dhamaantood waa waxay muddac ku yihiin cidda markaa gacanta xukunka ku haysa.

Somalia waxaa sharaf aad u wayn u ah in mudaharaadka ka socda ay yihiin mid taageero lagu siinayo xukuumada talada haysa.

Dawladda Soomaaliya oo bannaan-bax ka dhigtay Muqdisho. Bannaan-baxan ayaa waxaa lagu taageerayaa madaxweyne Farmaajo, i...
07/06/2020

Dawladda Soomaaliya oo bannaan-bax ka dhigtay Muqdisho. Bannaan-baxan ayaa waxaa lagu taageerayaa madaxweyne Farmaajo, iyadoo waddooyinka waaweyn ee magaalada la xidhay.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay madaxweynaha ku foodhiyay xilli uu khudbad u jeedinaayay.

30 ka sano oo inagu soo adan hadii uu na hugamiyoh madax wayne maxamad cabdulahi farmaajo see uaragtaah?????????
06/06/2020

30 ka sano oo inagu soo adan hadii uu na hugamiyoh madax wayne maxamad cabdulahi farmaajo see uaragtaah?????????

Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo u jawaabay Waayaha Cusub ayaa yiri. “Hadii ay dowladda caayaan oo ay nabar Naxdin soo qaada...
04/06/2020

Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo u jawaabay Waayaha Cusub ayaa yiri.

“Hadii ay dowladda caayaan oo ay nabar Naxdin soo qaadaan. Waa xadgudub faneed oo qalad ay tahay in laga tilaabsado”

“hadeey been tahay ma sheegin lkn hadeey run noqoto wexeey keeni doontaa isku dhac Faneed. Aniga ayaana bilaabi doono jawaabta heestaas foosha xun”

Dayax Dalnuurshe wuxuu balan qaaday inuu soo qaadi doono hees jawaab ah haddii lasii daayo heesta Waayaha Cusub ee Nabar&Naxdin.

Wafti balaadhan uu hogaaminayo Garaad jamac Garad  ismaaciil ayaa si meqaankeedu aad  u sareeyo loogu soo dhawayay degma...
04/06/2020

Wafti balaadhan uu hogaaminayo Garaad jamac Garad ismaaciil ayaa si meqaankeedu aad u sareeyo loogu soo dhawayay degmada
Yagoori ee gobol sool waxaana soo
Dhawaayntaas ka qayb qaatay qaybaha kala
Duwan ee bulshadda, cuqaal wax garad iyo culimada degaankaasi

Waxaan halkaasi ka furmayay doona shir
Wada tashi ah oo yeelayso
Beesha jamac siyaad.
Wixii ka soo bexaa lasoco inshh allah
Page like and share

Maanta iyo yagoori================================= ~ waxaa shirwayne noocisu  ugubyahy isugu yimi deeganka yagori  buls...
04/06/2020

Maanta iyo yagoori=========
========================

~ waxaa shirwayne noocisu ugubyahy isugu yimi deeganka yagori bulshawaynta guud ee yagori iyo deeganada hoostaga yadoo shirka uu goob joog ahaayen garaadka iyo cuqaasha deeganada ku teedsn yagoori ajandaha shirku daaranaa waxay ahaayeen in laga hadlo seeraha iyo ilaalinta deeganka (Environment)
~waxaa madasha buundada yagoori ka hadalay bulsha waynta xoola dhaqatada iyo cuqaasha nin garboodka iyo dhalinyarada qaybaha kala duwan ee bulshada waxay dood dheer kayeeshen arinta dhawahan socotay eee seeraha iyo xidhmoyinka dhulka goynta dhirta iyo wixii la halmaala
~markii doodu dhamaatay waxay isla qaaten inaan dhul waynaha yagori ku teedsn laseerayn karin marka la eego qodabadan soo socda
1: amni xumada kadhalan karta waxa loogu yedho seeraha
2: dhaqaalo xumida kadhalan karta xidhnaashaha seeraha
3:barakaca ku iman kara xool dhaqatada ku dhaqan degaankaa
Iyo wax yalo fara badan oo uu huwanyahy seerahani maadaama uusan ahyn seero daneed ee uu yahay seero ashkaas koobani wataan
~ seere( haayadi) wado dan unoqon maayo bulsho aan wax barsho lahayn caafimad lahayn oo m.c.hka kuyaala yagori lagama heli karo dhiig joojin adeeg kalana daaba
adeeg dawld hoose lahayn isteeshin bilysna daaba
~seero dan uma noqon karo bulsha wada hubaysan oon kala baqayn nidaam iyo kala danbayn lahayn dhibaabaana kadhalan kara

Wuu mahadsan yahay Ganacsade Xaaji Maxamed Jabuutaawi oo Ka Jawaabay Baaqa Shacabka Magaalada Laascanood ayaa balan qaad...
03/06/2020

Wuu mahadsan yahay Ganacsade Xaaji Maxamed Jabuutaawi oo Ka Jawaabay Baaqa Shacabka Magaalada Laascanood ayaa balan qaadey inuu ku yaboohayo gaadhiga gargaarka deg dega ah Cusbitaalka guud ee magaalada Laascaanood Mudo Labo Isbuuc Gudahood Ah Ku Keenayo.

Taageerayaasha siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xisbiga Wadajir ayaa sawirkaan soo bandhigay, waxayna ku sheegeen...
03/06/2020

Taageerayaasha siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo xisbiga Wadajir ayaa sawirkaan soo bandhigay, waxayna ku sheegeen in wargeys Talyaaniga ka soo baxa uu saadaaliyay in ina Cabdishakuur Warsame uu madaxweyne noqonayo.

Maxay kula tahay?

Mudaharaad looga soo horjeeday dilkii George Floyd ayaa saakay ka socda magaakada Na'irobi ee dalka Kenya.Dilkii George ...
03/06/2020

Mudaharaad looga soo horjeeday dilkii George Floyd ayaa saakay ka socda magaakada Na'irobi ee dalka Kenya.

Dilkii George Floyd muwaadinkii Madowga Mareekanka ahaa ayaa dunida saameyn ku yeeshay, waxaana dibadbaxa uu soo gaaray qaaradda Afrika oo u badan dadka Madow.

Diyaaraddii Shanaad oo sida mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Sacuudiga ayaa galabta ka soo degtay garoonka ...
02/06/2020

Diyaaraddii Shanaad oo sida mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Sacuudiga ayaa galabta ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada muqdisho, tirada guud ee dadka maanta diyaaraddu keentay ayaa ah 125 ruux.

Shantii maalin ee la soo dhaafay shan duulimaad oo ka yimid dalka Sacuudiga waxaa ay keeneen dad gaaraya 581 qof.

.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nomad Media Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nomad Media Page:

Share